1 min read

5 Kun Qof Ajaanib ah oo laga Tarxiilay Koonfur Afrika.

Waxaa sii kordhaya xarigga lagu hayo dadka ajnabiga ah ee sharci darrada ku jooga dalka koonfur afrika sida uu sheegay agaasimaha waaxda socdaalka ee arrimaha gudaha (Home Affairs-ka Modiri Matthews,

Kumaankun oo qof oo laga so qabqabtay guud ahaan dalka ayaa la tarxiilay sida uu sheegay agaasimaha

Dadka sharci la.aanta dalka ku jooga ayaa wajahaya xiligan xaalad adag madaama qeybo kamid dalka ay ka socdaan howlgalo lagu beegsanayo

Agaasimaha waaxda socdaalka ee arimaha gudaha ma uusan sheegin dalalka Ay kasoo kala jeedaan ajaanibta dalka laga tarxiilay.

WD: C/Risaaq Indha Jacayl