1 min read

Madaxweyne Deni oo magacaabay Talyaha iyo Abaandulaha Ciidanka Daraawiishta.

Madaxaweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta, sida lagu shaaciyay wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

Hoos ka akhriso Wareegtada

Garoowe: 31 August 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Guud iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda Ciidanimo.