20 Sep, 2025
1 min read

Duqeyn Diyaaradeed oo lagu dilay Fu’aad Shangole iyo saraakiil ka tisan Al-Shabaab.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in duqeyn ay ciidamada Itoobiya ku qaadeen saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihiin gobolka Bakool lagu dilay hoggaamiyeyaal sarsare oo ka tirsan kooxdaasi. Xogta ayaa sheegaysa in duqeynta lagu dilay Fu’aad Maxamed Khalaf Shangole, iyo labo sarkaal kale oo ka tirsan Al-shabaab, laakin KNN si rasmi ah uma xaqiijin karto warka […]

4 mins read

=Nasashada Jimcaha. Q-315=Allow eyna dhihin, Aakhiro Qofka Janno iyo Naar tuu galayo Puntland lagalama tashan

1. Naag Reer Nugaal ah ayaa Ninkeeda ku tiri: waa intee Tirada Haweenka aad shukaansatay intii aan is qabnay ee aad iga qarisay? waxa uu yiri: Lama soo koobi karo, Haweenka aan shukaansaday waxa ey la egyihiin Tirada Tinteeyda. Naagtii waa carootay, Guriga Hooyadeed ayeey Tagtay, waxa eyna Hooyadeed u sheegtay wixii dhacay. Hooyadii ayaa […]

3 mins read

Wasiirkii Kenya ee gabadh Soomaali ah waydiiyay inay Al-shabaab ka socoto oo go’aan laga gaaray.

Hoggaanka Muslimiinta Kenya ayaa sheegay in uu “madaxa usoo dhiibtay wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha, uuna ka dalbaday in ay wax walba ku xukumaan, kaddib markii ay caro xoog leh ka dhalatay hadal uu ku yiri gabar Muslim ah oo Soomaali ah. Magoha ayaa isbuucii lasoo dhaafay gabadhan oo lagu magacaabo Ruqiya Buulle oo ka […]

1 min read

Booliska G/Banaadir oo gacanta ku dhigay Nin Tooreey ku dilay Haweeneey.

laamaha Amniga degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa kadib howlgal ay sameeyeen waxaa u suurto gashay inay gacanta ku dhigaan Nin todobaadkaan tooreey ku dilay Haweeneey mid kalena ku dhaawacay. Dhacadadaan ayaa Maalintii talaadada aheyd ka dhacday agagaarka Iskuul Godeey ee degmada Kaaraan, waxaana dilka Haweeneyda oo lagu Magacaabi jiray Ruqiyo Sheekh Axmed & Dhaawaca […]