28 Apr, 2024
1 min read

Ma Run baa in Ruushka iyo Ukraine heshiis wada saxiixdeen?

Ruushka iyo Ukraine ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku kala saxiixday heshiis dib loogu bilaabayo dhoofinta badarka ee dekedaha badda madow. Mas’uuliyiin ka kala socotay labada ee dagaalku ka dhexeeyo ayaa wada saxiixay heshiiska, iyagoo aan wada fadhiisan hal miis, isla markaasna aan la is gacan qaadin. Intaa waxaa dheereyd in kala fogaanshaha iyo […]

1 min read

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalka Al-Shabaab iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Ciidamada Xoogga Gaarka ah ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalka saacadihii la soo dhaafay ka socda deegaanka Hulhul oo ay ku go’doonsan yihiin dagaalameysaasha Al-shabaab. Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada ayaa soo bandhigay xubno kamid ah Shabaab oo ay ku qabteen dagaalka ilaa hadda socda, iyaga oo tilmaamay in ay ku hareereysan yihiin deegaanka […]

1 min read

Bankiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ugu deeqay Malaayiin Dollar.

Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero sugnaanta cuntada degdegga ah ee Soomaaliya. Agaasimaha guud ee Bankiga Bariga Afrika, Nnenna Nwabufo, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in saameynta abaarta daba dheeraatay iyo saameynta dheeriga ah ee colaadda Ruushka iyo Ukraine […]

4 mins read

Mane :Laacibka ka soo jeeda qoyska imaamyada ah oo mar kale guul taariikhi ah gaaray.

Sadio Mane ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga ugu fiican qaaradda Afrika sanadkii tagay. Mane waxaa kula tartamay abaalmarintan laacibka reer Masar ee Maxamed Saalax iyo goolhayaha ay isku qaranka yihiin ee Edouard Mendy oo sidoo kale u cayaara kooxda Chelsea. Mane ayaa dhawaan ku biiray Bayern Munich kaddib markii uu ka tagay naadiga Liverpool oo […]

1 min read

Boliiska Sacuudiga oo xabsiga u taxaabay Qof la tuhunsan yahay inuu qof aan Muslim aheyn ka caawiyey inuu galo magaalada Maka.

JEDDAH — Qof Sacuudiyaan ah oo la tuhunsan yahay inuu qof aan Muslim aheyn ka caawiyey inuu galo magaalada Makka ayaa la xiray, sida ay maanta sheegeen booliiska boqortooyada. Suxufi Israeli ah oo lagu magacaabo Gil Tamary, una shaqeeya taleefishinka Channel 13, ayaa Isniintii twitter-ka soo dhigay muuqaal uu iska duubay isaga oo si dhuumasho ah […]

1 min read

Maamulka G/Hiiraan oo ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Guddoomiyaha oo la hadlayay Bulshada degmada Matabaan oo yeeshay maamul cusub ayaa sheegay in howlgalada bilaaban doono looga dan leeyahay sidii loo fududeyn lahaa isku socodka iyo sare u qaadida Ganacsiga. “Suuqyada Ganacsiga ayaa la furayaa qudaarta Mooska ayaa la keenaya, Hay’addaha Samafalkana ee ka howlgala Gobolka Hiiraan, waxaanu u fureynaa jid ay soo maraan, […]

1 min read

Al-Shabaab oo lagu go’doomiyay deegaan ku yaalla Dowlad deegaanka Soomaalida.

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gelinkii dambe ee Arbacadii ay dagaalameyaasha Al-shabaab ku qaadeen deegaano ka kala tirsan Gobolka Bakool iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida. Sarkaal u hadlay Militeriga Itoobiya oo la hadlay Wakaaladda Wararka Reutors ayaa sheegay in dhinacooda dagaalka ay la galeen Al-shabaab looga dilay 17 ruux oo kamid ah Ciidamada […]

1 min read

Xildhibaan Maxamed Xuseen “Al-Shabaabka weeraray deegaannada xuduuda Itoobiya, waxaa ku wehliya TPLF…”.

Xildhibaan Maxamed Xuseen Geedi oo ka tirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa ka hadlay dagaalka saacadihii la soo dhaafay ka socday deegaano ka tirsan Gobolka Bakool iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida. Xildhibaanka oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in Dagaalameyaasha Al-shabaab ee weerarka ku qaaday Deegaanada Yeed, Aato iyo Washaqo ay kamid ahaayeen rag […]

1 min read

Maxkamada Cadaado oo xukun ku riday rag lagu soo qabtay hub iyo khamri.

Maxkamadda Degmada Cadaado ayaa xukun min hal sano oo xarig ah  ku ridday laba dhallinyaro ah, kadib markii laba cisho ka hor lagu qabtay howlgal ay fuliyeen ciidamada boliiska  oo ka dhacay deegaanka Ballisonkor ee Galmudug. Labadaan dhallinyaro oo lagu kala magacaabo Xuseen Axmed C/laahi iyo Xasan Xuseeen Cumar,ayaa la soo qabtay xilli ay wateen […]

2 mins read

Mooryaanku dhowr Qof ayuu wax ka dhacay ee Siyaasigii ummadda oo dhan wax ka dhexeeyay dhacay amaa Safku dheeraadaa =Nasashada Jimcaha. Q-314=

1. Nin tuug ah oo Xoog weyne ahaa, ayaa la qabtay isaga oo Guri jabsanayo, aad ayaa loo garaacay. waxaa lagu yiri: Sidaan ayaad u xoog weyn tahay ee maad shaqeeysatid. waxa uu yiri: oo hadda maxaan qabanayay ma dawarsanayay.( F.S: 1aad). ( Madaxda qaar armeey Xatooyada Xoolaha Dadweynaha u maleeyaan inay tahay Shaqo Qaran) […]