25 Apr, 2024
1 min read

Golaha Ammaanka & Nabadda ee Midowga Afrika oo DFS u sameeyay Balanqaad, garab iyo Taageero Buuxda.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta shir-guddoomiyey shir looga hadlayay iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika ee ammmaanka dalka, isaga oo la qaatay wakiillo ka socday Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika kuwaas oo soo gaaray Magaalada Muqdisho. Ugu horreyn Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan ka jeediyay qudban ayaa uga mahadceliyey Midowga […]

1 min read

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal ka socda deegaanno ku yaalla xadka Itoobiya.

Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday deegaannada Yeed iyo Aato oo dhaca Waqooyiga Gobolka Bakool iyo xadka la wadaago Dowlad deegaanka Soomaalida. Al-shabaab ayaa weeraray xeryo ay Ciidamada Xoogga dalka iyo Ciidamada Liyuu Booliis ee hoos yimaada dowlad deegaanka ku leeyihiin Yeed iyo Aato, waxaa ilaa hadda la soo warinaya in la […]

1 min read

Waa Fahmay. Ma fahmin!!!.

Qeybta Dhaqaalaha. waa Fahmay. Heshiiska Somaliya iyo Kenya. Qeybta dhaqaalahu waa Miisaan Taban, dheelinaayo oo aan dhameeystirneyn, u baahan dheeli tir dhaqaale iyo dhameeystir, Haddii la waayo qoleey ku jiiftaa, aan sugno Gudiga Laba dhinacluhu waxa ey ka bedelaan Bisha August 2022. Qeybta Siyaasadda. Ma fahmin. Danaha dhinaca Siyaasadda laga leeyahay Heshiiska, taa Ma Fahmin.Haddii […]

1 min read

Abaarta Soomaaliya: “Labo carruur ah ayaa waddada iiga soo dhimatay”

Waxa sii kordhaya tirada dadka ka cararraya deegaannada ay sida ba’an u saameysay abaarta ku dhufutay waddanka Soomaaliya, iyadoo boqollaal qoys oo cusub ay ku biirayaan xeryaha dadka gudaha ku barakacay ee ku yaala magaalooyinka waaweyn. Magaalooyinka ay dadkaasi ku soo qulqulayaan waxa kamid ah Baydhabo oo xeryaha ku yaala ay markii horeba marti galinayeen […]

1 min read

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay inay qaadayaan Guluf weyn oo ka dhan ah Al-Shabaab .

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inay isku diyaarinayaan sidii ay ku qaadi lahaayeen ‘guluf weyn’ oo ka dhan kooxda Shabaab kadib markii maanta Muqdisho uu kula kulmay wakiilo ka socday Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika. “Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa tilmaamay in ay Soomaaliya isu diyaarinayso guluf weyn oo ka dhan […]

1 min read

Raila Odinga: Looma turi doono cid kasta oo lagu helo musuq maasuq.

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga, ayaa sheegay inaan cidna looga turi doonin ololaha ka dhanka ah musuq-maasuqa ee uu ballan qaaday inuu sameyn doono haddii loo doorto madaxweynaha doorashada Kenya ka dhaceysa bisha soo socota. Kenya ayaa kaalinta 128-aad kaga jirta qiimayntii ugu dambaysay ee musuqa-maasuqa ee hay’adda Transparency International ay samaysay. Raila oo 77-jir […]