27 Jul, 2024
1 min read

Sri Lanka oo yeelatay madaxweyne cusub.

Baarlamaanka Sri Lanka ayaa madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo ahaa Ra’iisul Wasaaraha dalkaas. Ranil Wickremesinghe ayaa helay 134 cod halka ninkii la tartamayay Dullus Alahapperuma uu helay 82 cod. Waxaa si weyn loo adkeeyay amniga dhismaha baarlamaanka xilliggii ay dhaceysay. Howlaha horyaalla Ranil Wickremesinghe waxaa kamid ah in uu hoggaamiyo dalkan uu saameeyay […]