28 Apr, 2024
1 min read

Bajaaj ,Bandow iyo Bukaan!!!.

1.Bajaajku ma shaqeyn karo 6 saac kadib si nabadgalyada loo sugo. Ma xumo haddiiba Nabadgalyo la sugayo. Waxaa jiro Bajaajleey Tuugada Mobilada dhacdo la shaqeeyo Habeenkii. Waa sax iyagana hala qabto. Laakin xisaabta ha lagu daro. Badanaa Mobile waxaa la dhacaa 9-11 pm, Habeenkii. Wakhtigaana Bajaajka lama xayirin. Habeenkii 6 saac kadib badanaa Dadku maba […]

1 min read

Wafdigii Madaxweyne Xassan Sheekh oo dalka dib ugu soo noqday.

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa dalka Eratrea  ayaa soo gabagabeeyay socdaal uu kugaaray  waddanka Eratrea . Madaxweyne xassan sheikh  ayaa heshiis is afagarad ah lasaxiixday dhigiisa madaxweynaha Eratrea Isaias Afwerki heshiiskaas oo taabanaya dhinacyo badan oo khuseeya danaha labada dowladd. Heshiiskan oo si rasmi ah loo shaaciyay waxaa kamid ah […]

1 min read

Tababaraha cusub ee Manchester United oo galabta wacadaro dhigay.

Erik ten Hag ayaa ku raaxaystay bilowga guusha isagoo ah tababaraha Manchester United isagoo seddex gool dhaliyay qeybtii hore ee ciyaarta markii ay 4-0 kaga badiyeen kooxda ay xafiiltamaan ee Liverpool. Ciyaartan saaxiibtinimo ayaa ka dhacday magaalada ee Bangkok ee Thailand. Jadon Sancho ayaa goolasha daah furay ka hor inta aanu Fred iyo Anthony Martial […]

1 min read

Mowjado kulayl ah oo ku dhuftay qaar ka mid ah dalalka Yurub iyo digniin laga soo saaray.

Digniino caafimaad ayaa laga soo saarayaa guud ahaan qaaradda Yurub oo galay toddobaad xaalado daran oo kulayl ah. Boortaqiiska ayaa durba waxaa la soo deristay abaar aan horay loo arag taas oo halis gelisay keymaha dalka. Xafiiska Saadaasha Hawada ee Isbaanishka ayaa sheegay in qorraxdii xagaaga oo ay weheliso hawo kulul oo ka timid Waqooyiga […]

1 min read

Wararka suuqa iyo kala iibsiga ciyaartooyda ee Yurub.

Madaxa fulinta kooxda Manchester United, Richard Arnold, iyo aggaasimaha farsamada, John Murtough, ayaa kusugan magaalada Barcelona, si ay u dhameystiraan saxiixa xiddiga Khadka dhexe ee reer Holland, Frenkie de Jong, oo dadiisu tahay 25 sano jir. Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Leicester city, iyo xulka qaranka Belgium-ka, Youri Tielemans, oo 25 jir ah, iyo ciyaar […]

1 min read

Bajaajleyda Muqdisho oo ka cabanaya Amarro la dul dhigay.

Taliska Booliiska Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in gabi ahaanba baabuurta yar yar ee loo yaqaano bajaajta, aysan shaqeyn karin wixii ka danbeeya 12-ka habeenimo ee Saqda Dhexe. Afhayeenka booliiska Cabdifataax Aadan Xasan, oo warbaahinta la hadlay, ayaa carabka ku adkeeyey intallaabo laga qaadi doonno Bajaajtii lagu helo iney shaqeyso wixii xiligaas ka danbeeya. […]

1 min read

Maamulka Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka oo mar kale yeeshay kulan.

Waxaa maanta magaalada Hargeysa kulan isugu yimId xukuumada dowladda jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqdey ee Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka. Kulanka ayaanan laga bixinin faah faahin dheeraad ah, iyadoo is araga wajiga saddexaad lagu balamay maalinta bari ah. Kulankan ayaa ahaa mid lagu balamay is aragiisa Ciidul Adhxaa kahor, si looggu turxaan bixiyo is mari […]

1 min read

Xasan Sheekh iyo Afwerki oo kala saxiixday heshiis ka kooban 7 qodob.

ASMARA — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo geba-gebaayey booqasho saddex maalmood qaadatay oo uu ku joogay dalka Eritrea. Intii uu ku sugnaa Eritrea, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehliyo madaxweyne Afwerki, waxa uu booqday ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka u jooga dalkaas muddo saddex sano ah iyo mashruucyo dhowr ah oo horumarineed oo […]