04 May, 2024
1 min read

Deg Deg: Hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo hadda ka socda Deegaano ay ka mid tahay Mahadaay.

Hawlgal ka dhan ah xubno ka tirsan Al Shabaab ayaa hadda ka socda aagga Jiinka webiga Shbeelle dhinaciisa bari ee magaalada Mahadaay ee goboka Shabeelaha hoose. Sida lagasoo xigtay warbaahinta dawladda, weerarka waxaa fuliyey “ciidanka Qarabka iyo Saaxiibada Caalamka”, waxaana ka war hayey oo “si dhow ula socda xogta horjoogayaal” iyo maleeshiyaad Al Shabaab ah […]

1 min read

Feysal Cali Waraabe “Ooyin ayaa ka dambeyn doonta wafdiga Soomaaliyeed ee tagay Laascaanood”

Gudoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay wufuudda ka socota dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee dhowan gaaray magaalada Laascaanood. Gudoomiyaha oo qoraal kooban kusoo qoray barta X ee loo yaqaannay Twitter ayaa hadallo kulul hawada u mariyay siyaasinta Soomaaliya ee gaaray magaalada ay dhowaan dagaalladu ka dheceen. Gudoomiye Waraabe ayaa yiri, “Waftigii […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo labo deegaan oo muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab.

Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa Khawaarijta ka qabsaday deegaannada Sargo iyo Qodqod oo ka tirsan Gobolka Mudug. Hawlgalkaasi waxaa lagu dilay in ka badan 30 Khawaarij ah, iyada oo sidoo kale cadawga looga gubay afar gaari, lagana qabsaday  labo gaari iyo hub badan. Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka oo ku jira hawlgalka […]

1 min read

Dowladda Ruushka oo dalkeeda ka ceyrisay Diblomaasiyiin Mareykan ah.

Diblomaasiyiin ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Ruushka, oo lagu kala magacaabo Jeffrey Sillin iyo David Bernstein, ayaa lagu amray inay isaga baxaan dalka Ruushka . War ay so saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa lagu sheegay in diblomaasiyiintan ay muddo 7 maalmood gudahood ah ah ay Ruushka uga baxaan. Sida lagu sheegay qoraalka wasaaradda […]

1 min read

RW Xamse “Maanta laga bilaabo dadkeennu waxay heli doonaan Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha oo ah xaq dastuuri ah..”

Muqdisho: Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Aqoonsiga Dadweynuhu yahay Xuquuq Dastuuri ah oo maanta dowladdu hirgelisay, ayna heleen Shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, oo lagu beegay maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga Dadweynaha 16 Sebtembar. Ra’iisul […]

1 min read

Haweenka Magaalada Ceelguula oo Taakulo ku wareejiyey Ciidanka Qaranka.

Mudug :-Haweenka Magaalada Ceelguula ee Gobolka mudug ayaa deeq taakulo ah oo iskugu jirtay Xoolo ,Biyo iyo Cunooyin ku wareejiyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka. Madasha Deeqdaan taakuladaa lagu wareejinayay ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiisha Difaaca, Maamulka Wisil iyo kan dhaghaye waxayna kaga mahadceliyeen Haweenka Ceelguula doorkooda ku aadan garab istaaga […]

1 min read

Tiktok oo lagu qanaaxay inay bixiyeen lacagtii ugu badneyd abid oo dhowr boqol oo milyan ah

Hay’adda Dhowrista xogta dadweynaha ee dowladda Ireland u qaabilsan dhowrista sharciyeynta iyo sharci-mairinta shirkadaha internetka iyo baraha bulshada ayaa ku xukumay shirkada TikTok ganaaxii lacageed ee ugu sarreeyay abid. Lacagta lagu xukumay TikTok ayaa gaareysa sadddex boqol iyo kontan milyan oo doolar. Xukunka ayaa ka dhashay dacwad la xiriirta sida ay shirkadu u maareysay xogta […]