19 May, 2024
1 min read

Axmed Madoobe oo maamul cusub u magacaabay Gobolka Gedo.

Dikreeto uu soo saaray madaxweynaha Maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayuu Gobolka Gedo wuxuu ugu magacaabay Maamul cusub. Cabdullaahi Cabdi Jaamaca ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, waxaana sidoo kale la socday magacaasibsta Guddoomiyaha; afar qof oo kala ah: Cusmaan Nuux Xaaji ( Macalimu) —G/Kuxigeenka Amniga & Siyaasada. Nasteex Cabdi Saalax —G/ Kuxigeenka […]

1 min read

Hay’adda MSF oo ka digtay dhibaato caafimaad oo ka dhalan karta Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab.

Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa ka digtay in dhibaato caafimaad oo ballaaran ay qarka u saaran tahay xerada qaxootiga ee Dhadhaab. Hay’adda ayaa sheegtay in xanuunka shuban biyoodka uu bilooyinkii la soo dhaafay faro ba’an ku hayay xeryahaas. Kumannaan qof oo ka soo barakacay Soomaaliya ayaa tan iyo […]

1 min read

Ciidanka xoogga dalka oo jab culus gaarsiiyay Maleeshiyaadka Al-Shabaab

Howlgal qorsheysan oo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Al-shabaab, ayaa ka socda duleedka deegaanka Baladdul Amiin ee Gobalka Shabeellada hoose. Howlgalkan ayaa waxaa lagu beegsanayaa maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo si qarsoodi ah isugu aruursanayay beer ku taalla deegaanka Baladudul Amiin. Jab xoog leh ayaa lagu gaarsiiyay khawaarijta howlgalka qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen […]

1 min read

Bankiga Adduunka oo sheegay in dhaqaalaha Kenya uu si xowli ah u kobci doono.

Nairobi: — Dhaqaalaha Kenya ayaa la filayaa inuu si xowli ah u kobocdo sanadkan, sida uu sheegay Bankiga Adduunka Arbacadii, saadaashaas oo ku qotonta dib u soo kabashada qaybta muhiimka ah ee beeraha. Dhaqaalaha dalka Bariga Afrika waxa uu kobci doonaan 5.0% sannadka 2023″ ayuu Bankiga Adduunku ku sheegay warbixintiisii u dambaysay ee sanadlaha ah […]

3 mins read

Maxaa ka jira in Maraykanku ka hiiliyay Farmaajo xilligii doorashada? –

Sanad ka hor, intii lagu guda jiray qabashada doorashada heer madaxweyne ee Soomaaliya, waxaa jiray muran xooganaa oo ka dhashay hannaanka loo qabanayo doorashada Soomaaliya, kaas oo mararka qaar isku badalayay gacan ka hadal dhexmara dhinacyadii is hayay. Go’aanka dawladda Maraykanka iyo halka ay ka istaagto go’aamadii ay qaadaneysay dawladdii madaxweyne Farmaajo ayaa ahaa mid […]