19 May, 2024
1 min read

Nin hubeysanaa oo isku deyay inuu gudaha u galo qunsuliyadda Mareykanka ee Sacuudiga.

Sacuudiga ayaa bilaabay inuu baaritaan ku sameeyo ninkii sitay qoriga ee isku deyay inuu gudaha u galo qunsuuliyadda Mareykanka ee Sacuudiga. Ninkan hubeysanaa ayaa lagu toogtay bannaanka qunsuliyadda oo ku talla magalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa sheegay inuu ninkaasi ka soo degay baabuur isla markaana uu si toos ah u aaday dhanka […]

1 min read

Dowladda Morocco oo safiirkeeda kala baxday Sweden kadib gubistii Kitaabka Qur’aanka.

Marooko ayaa u yeeratay safiirkeedii u fadhiyay dalka Sweden, iyadoo uu maqnaan doono muddo aan la cayimin kadib markii Arbacadii uu nin kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ku jeexjeexay dabna ku qabadsiiyay bannaanka masaajid ku yaalla bartamaha Stockholm, warkaasina waxaa faafisay wakaaladda wararka ee dawladda Marooko. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Morocco ayaa sidoo kale Arbacadii shalay […]

1 min read

Mali oo dalbatay in dalkeeda si degdeg ah looga saaro ciidamada Qaramada Midoobay.

Waxaa xarunta Qaramada Midoobay ka socda dood la xiriirta in la sameeyo waqti ciidamada Qaramada Midoobay ee nabad ilaalinta ah ay kaga baxaan dalka Mali, iyadoo dowladda Bamako ay dooneyso in aan dib loo dhigin ka bixista ciidankaasi ee dalkeeda. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mali Abdoulaye Diop ayaa canbaareeyey waxa uu ugu yeeray guuldarrada howlgalka […]

2 mins read

Dowladii Nasiibka!!!

Markii aan dhiganayay Dugsiga dhexe Adeer ayaa Guriga Noogu Akhri jiray Buugaag Af Carabi ku qoran. Waxaan Jeclaan Jirnay Buugaagata ay qoreen. Cabaas Caqaad, Aniis Mansuur, Mustafa Amiin iyo Twofiiq Al-Xakim. Waxa ay ahaayeen Masaari. Towfiiq Al-Xakiim waxa uu ahaa Qoraa weyn oo caan ahaa. 1. Waxaan ka xasuutaa Qoraaladii Towfiq Al- Xakim. Sheekadii:( Ximaaru […]

6 mins read

Warbixinta Toddobaadlaha ee ay soo saarto Dowladda Federaalka Soomaaliya

– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabadda Ciidul Adxa shacabka la hadlayey ayaa dul istaagey caqabadaha curyaamiyey nolosha dadka oo musuqmaasuqa ugu horeeyo. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey shacabka inay garab istaagaan qorshaha dowladda ee la dagaalanka Khawaarijta iyo musuqmaasuqa. Madaxweynaha waxaa uu hadalkaasi […]

3 mins read

Golaha Ammaanka oo ansixiyey qorshe ATMIS looga saarayo Soomaaliya.

NEW YORK — Golaha Ammaanka QM ayaa Talaadadii lix bil cusbooneysiiyey ogolaanshaha joogitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, balse ansixiyey qorshe si tartiib ay uga baxayaan dalka illaa ay ka wada dhammaadaan. Ciidamada Midowga Afrika, oo mar horeba billaabay ka bixitaanka Soomaaliya, ayaa waxaa la siiyey illaa dhammaadka September, si ay dalka uga saaraan 3,000 oo […]

1 min read

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Lugta oo ciidanka xoogga kula ciiday Janaale.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga dalka Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali ayaa deegaanka Janaale kula ciiday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka. Wasiir Cabduqaadir oo ciidamada xoogga dalka gaar ahaan guutada 14ka October la hadlayay ayaa ku booriyay inay dardargeliyaan howlgallada dalka […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in laga hortago weerarada Al-Shabaab & musuq maasuqa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mas’uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bulshada kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Isbahaysiga Islaamka ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeeyey maalmahan barakaysan ee ciidda Carafo. Madaxweynaha ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan qorshaha dowladda ee la-dagaallanka Al-Shabaab iyo musuqmaasuqa, waxa uuna ku adkeeyey in […]

1 min read

Madaxweyne Cali Guudlaawe ”Maanta sinabad ah ayaa looga Ciiday degaannadii laga saaray Al-Shabaab”

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta salaada ciida boqolaal shacab iyo mas’uuliyiinta ka tirsan Maamulka  kula dukaday Masjidka Madaxtooyada Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Dadka Hirshabeelle ugu hambalyeeyay farxada munaasabada Ciida Carafo isagoo Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay is caawiyaan isu naxariistaan isna garabsadaan. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay Ciidamada […]