1 min read

Walaalo kala maan ah !!!. WQ:Prof. Yahye Amir

Sidee la isku fahamsiikaraa, Walaalaha kala maanka ah.

1. Dhalinyarada Qurba joogta ahi, waxa ay u heeystaan kuwa Qaran jooga ah, in ay yihiin kuwo Maskaxda ka qunfulan oo aan la socon Aduunka, una baahan in ay wax ka bartaan walaalahooda Qurba joogta ah. ( F.S:1aad)

2. Dhalinta Qaran joogta ahi waxa ay u heystaan in Qurba joogtu ay yihiin, kuwa aan waxba fahamsaneyn oo la dhaqan rogay koodiina ha tagay kii Reer galbeedkana aan fahmin. Xil iyo Xoola doon ah, nolosha oo dhanna baadi ku ah. ( F.S:2aad)

3. Aan ka fikirno sideen u mideeyn karnaa aragtida Walaalahaa kala maanka ah? (F.S:3aad)

Hadaan la mideyn waa murugo mustaqbal, Adiga sideey kula tahay, in loo mideeyn karo maskaxda iyo Muruqa dhalinyaradaa ???

Qore: Yahya Amir