1 min read

Hab dhaqankii Golayaashii Wasiirada!!! WQ:Yahye Amir

Ma la dhihi karaa, Madaxweynayaashii Dalka soo maray, Golayaashoodii Wasiiradooda ee Xukuumadaha waxaa ka dhax muuqday ama Saameeyn ku lahaa Wasiiro dhaqankooda laga dareemi karay in ay yihiin, ama la Jaal yihiin.

Kuwaa oo kala ahaa Wasiiradii lahaa dhaqanka:

(( Ciyaal Misyooni, Ciyaal Musaafir, Ciyaal Asgareed, Ciyaal Ganacsato, Ciyaal Baadiyo, Ciyaal Tuulo, Ciyaal Dugsileey, Ciyaal Xaafadeed iyo Ciyaal Suuq)) .

FG: Ma ahan Shakhsiyadda Wasiirada ee waa Hab dhaqankii Maamulka wasiiradda. Is barbar dhig wakhtigii Madaxweynaha iyo Golihii wasiirada ee wakhtigaa jiray, Ciyaalka ay la dhaqan ahaayeen.

Qore: Yahya Amir