16 Sep, 2025
2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 425=Ar Baraha Bulshada ha nagu dhiginina Siyaasiyiinta Numbarkooda.

1. Somaliya waxaad ku arkee Nin Guri uu dhistay 20 Sano ka hor Kiradiisii kugu kordhinayo. Markaad weeydiiso Sababtana ku leh, Shamiindadii ayaa qaali noqotay. ( F.S:1aad). ( Ganacsatada Somalidu Haddii ay Ascaarta kugu qaali rabto, Qiil kuuma waayaan) 2. Haddii Gabar ay ku siiso Mobile Numbarkeeda, kadibna kaa qaban weeydo wicitaankaaga. Adiguna Numbarkeeda Dhig […]