Faallo
Arrin baaqi ku sii ahaaneysa in Soomaaliya yeelato dowlad awood leh!!
Tobankii sano ee ugu dambeysa Soomaaliya waxaa soo laba xukuumadood oo iyagu howl gelayay amaba dalka ku maamulayay nidaamka Federaalka, kaasi oo jilbaha dhulka u dhigay in dalku yeesho dowlad dhexe oo awood leh kaddib markii uu xafiltan ka dhex oogmay dowladda dhexe iyo laba ka mid ah maamul goboleedyada dalka ka jira waa Puntlan […]
Maayar Mooge iyo Dadka Taageersan Ha ogaadaan in arintani tahay Musiibo Qaran (Major National Incident) oo ka shaadh weyn shaqada Duqa qaban lahaa.
Sharciga iyo habka dawladnimo ee aduunku isku raacsanyahay oo sharci ah iyo dhaqan dawladnimo ah in musiibo qaran toos u hoostagto Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Waxa aduunyadu masiibooyin qaran soo arkeen ilaa sunaamigii indonisiya ka dhacay iyo gubashadii Magaalooyinka Australia in dawladaha hoose ay toos uga amar qaataan Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Taariikhda aduunka masiibooyin qaran meelkasta way ka […]