20 May, 2025
3 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-445=Somaliya haddii Mucaaradka iyo Muxaafadka la isku shiido Xal mala gaaraa?=

1. Sirtaada qaar ku qarso Naftaada, haddii aad ku aaminto, Saaxiibkaaga Gaarka ah ee kalsoonidu idinka dhexeeyso” your best friend”, ogow Saaxiibkaa waxa uu leeyahay saaxiib kale oo gaar ah oo uu ku kalsoon yahay” his best friend “, kaasina ma ahan Adiga Saaxiibakaa” your best friend “.( F.S:1aad) ( Sirtaada Qaar ilaasho) 2. Markii […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 443=Shiidka iyo Jeeb xanuunka Ummadda Allaah ha ka bixiyo=

1. Gudiga Doorashooyinka Madaxa banaan ayaa Shacabka Gobalka Banadir u sharaxay sidii Mogadishu loogu qaban lahaa Doorasho Deegaan oo Qof iyo Cod ah oo si Cadaalad ah u dhacdo. (F.S:1aad) ( Hayeey,……….) 2. Haweeneey ayaa Qolka fadhiga ugu gashay Saygeeda oo Kitaab Qu’aan Akhrisanayo. Waxa ay ku tiri: Haddii aad dhameeysato Akhriska Qur’aanka ii imaad, […]

3 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-442=Ma waxaan joognaa wakhti, Guurka laga qoomameeyo, maxaa sabab u ah?=.

1. Sir Naageed, ” Ballantii weey fulisay laakin sidee”. Nin ayaa aad u shaqeysan jiray, Xoola badanna Tacbaday. Markii uu xanuunsaday ayuu Xaaskiisa kula dardaarmay in Haddii uu geeriyoodo Hantidiisa Barkeed ay la aasto, barka kalena ay qaadato, waxaan rabaa in halka aan tagayo Geerida kadib in aan ku isticmaalo. Waxa ay tiri: waa ballan […]