19 May, 2024
1 min read

Sacuudi Carabiya iyo Syria oo dib usoo ceshtay xiriirkooda.

Dimishiq:- Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad ayaa Talaadadii xaqiijiyey dib ugu soo laabashadiisa xeendaabka Carabta kadib markii dalka awoodda badan ee Sacuudi Carabiya oo muddo diidanaa uu sheegay inuu dib ula billaabayo xiriir diblomaasi. Soo-celinta xiriirka diblomaasi, oo markii dambe ay xaqiijisay Dimishiq, ayaa yimid in ka badan 10 sano kadib markii Riyadh ay wakiiladeeda la […]

1 min read

Deg Deg : Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo xabsiga loo taxaabay.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa waxaa xabsiga u taxaabay saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida xilli uu ku sugnaa afaafka hore ee maxkamadda sare ee caasimadda Islamabad. Mr Khan ayaa ka soo hormuuqday maxkamada isagoo lagu eedeyay musuq maasuq, halka uu ku dooday in eedeyntaasi ay salka ku heyso arrimo siyaasadeed. Wararka […]

1 min read

Muxuu ahaan lahaa sheyga ugu horreeya ee aad la cararto haddii dalka aad joogto uu dagaal ka dhici lahaa?

Dharka, dabcan, dukumiintiyada muhiimka ah iyo laga yaabee sawirro, ama xusuus kale oo yar oo dareen leh, ayaa ku jiri kara liiska dad badan. Hase yeeshee wiilkaan South Sudanese-ka ah ee lagu magacaabo Joseph Malith Matiang waxa ugu muhiimsan ayaa ahaa gitaarkiisa guduudan ee dhalaalaya. 22-jirkan ayaa dhawaan ka cararay rabshadaha ka socda caasimadda Suudaan […]

1 min read

Boqor Charles-ka 3-aad ee Ingiriiska oo maanta la caleema saarayo.

Maanta ayaa waxaa la caleema saarayaa boqorka Ingiriiska ee Boqor Charles-ka Saddexaad. Waxaa udub dhexaad u noqon doona xafladdan weyn boqor Charles-ka saddexaad, oo indhaha dunidu ay isagu ku foogan yihiin isaga. Muxuu ka fikirayaa maanta Charles-ka saddexaad maalin uu sugayay inta uu noolyahay oo dhan? Markii ugu dambeysay ee loo caleema saaray taajka boqornimada, […]

3 mins read

Ruushka oo Maraykanka ku eedeeyey weerarkii Kremlin-ka.

Ruushka ayaa Khamiistii ku eedeeyey Maraykanka inuu ka dambeeyey weerarkii loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu qaaday aqalka madaxtooyada Ruushka ee loo yaqaan Kremlin. Moscow ayaa sheegtay in ujeedada weerarkaas looga dan lahaa ay ahayd in lagu dilo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Hase ahaatee Washington iyo Kyiv ayaa labaduba beeniyey inay wax lug […]

1 min read

Ruushka oo Ukraine ku eedeeyay in ay isku dayday khaarijinta Putin.

Ruushka ayaa sheegay in ay soo rideen laba diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo xalay bartilmaameedsaday aqalka Kremlin-ka ee magaalada Moscow, waxayna ku eedeeyeen Ukraine inay isku dayday inay disho madaxweynaha Rushka Vladimir Putin. Kremlin-ka ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn lagusoo riday adeegyo gaar ah oo isticmaalaya nidamka raadaarka elektaroonigga […]