1 min read

Maclow Nuur oo aan ka wareysanay geeridii Al-Fanaan Axmed Naaji Sacad

Halkan ka dhageyso

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska xalay ku geeriyooday fannaankii caanka ahaa ee soomaaliyeed Axmed Naaji Sacad kadib xannuun kusoo booday. Waxaan qadka taleefanka kula xirriirnay Ustaad Maxamed Macalow Nuur oo ka mid ah muusikisteyaasha hobboladda Waaberi, Ustaad Axmed Naajina ay si weyn aqoon drugsan isu lahaayeen islana soo shaqeeyeen. Wareysigan waxaa qaaday Ikraam Cali-kaar oo ka tirsan Idaacada Somaliweyn.