1 min read

Allaha u naxariisto Marxuum Cabdi Hiired Maxamud oo dhawaan ku geeriyooday dalka Mareykanka

Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna.

Anigoo Al Fanaan Maxamed Maclow Nuur oo ku hadlasyo magaca fanaaniinta Soomaaliyeed oo noogu weyn Al Fanaan Axmed Naaji Sacad, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa walaasheen Faadumo Hiireed Maxamud oo walaalkeed ku geeroyooday dalka Mareekanka gaar ahaan Minneapolis taariikhdii markii ay aheed 23/062023.

Waxaan ilaahey uga baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo marxuunkaas, anagane gadaashiis kama fidneeyo Aamiin.