20 Mar, 2025
1 min read

Tacsi: Inaalilaahi Mom Luul Jeylaani allaha u naxariisto

Tacsi Degdeg: xalay waxaa magaalada Maniapolis ee dalka Mareyjanka ku geeriyootay Fanaanadeynii weyneed Luul Jeylaani Cali (Luula). Anigoo ah Al-fanaan Maxamed Maclow Nuur i ku hadlaayo magaca fanaaniinta soomaaliyeed oo dhan halkaan waxaan tacsiyo tiiraanyo leh ugu diraayaa ummadda soomaaliyeed iyo fanaaniinta soomaaliyeed iyo eheladii, qaraavadii iyo caruurtii ay ka tagday marxuunad Luul Jeylaani Cali […]

1 min read

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN GAAR AH LA QAATAY DHIGGIISA SHIINAHA

Beijing, Sebteembar 6, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxtooyada Beijing. Labada Madaxweyne ayaa waxay isku afgarteen in kor loo qaado xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal ee Shiinaha iyo Soomaaliya, lana gaarsiiyo heer sareeya oo iskaashi istiraatiiji ah iyo […]

1 min read

Waa kuma Abiy?

Waxaa jira laba Abiy oo aan shaqo isku laheyn. Mid isku maleeya in uu boqor yahay, rabana in uu taariikh sameeyo, magaciisana lagu qoro madxafyada Itoobiya iyo mid kale oo reer magaal isku ekeysiiya, furfuran, cid kasta saaxiib la ah, kuna guuleystay Nobel Peace Prize. Waa jirjiroolle khiyaano badan, sharlow ah. Si kale u dhig, […]

1 min read

Gudomiyaha jaliyada soomaliyed ee dalka hollan cabdulqadir nuune oo galabta furay ………..:

Waxaa galabta dalka Holland ka furmay tartaankii Samarka AMA fasaxii bilaha Ahaa ee samarka loo yaqanay . Cayarahan ayaa Waxaa uu ka furmay magalada Amis ford, waxaana isku arkayay 16 kooxood cayarahan oo ka kala yimid qeybo ka mid ah gobalada dalka Holland Iyo dalka Biljamka. Cayaarahan waxaa furay gudoomiyaha jaaliyada Holland Cabdulqadir Cali Nuune […]

1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee shir madaxeedka Jaamacadda Carabta

Maajo 16, 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay Meertada 33-aad ee shirka Jaamacadda Carabta ayaa ka hadlay caqabadaha iyo duurafaha ku xeeran dalalka Carabta iyo muhiimadda ay leedahay in la mideeyo dadaallada lagu wajahayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa adkeeyey mowqifka taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, shacab iyo dowlad-ba […]

1 min read

15ka May waa maalin Baal dahab ah uga qoran sooyaalka Soomaaliyeed

Qormdaan waxaay kusaabsantahay halgankii SYL waxaana wareeysanaynaa halgamayaal goob joog u ahaa kana qaybgalay halgankii SYL  oo kala ah: 1. Xaaji Maxamad Xusseen  oo kamid ahaa Asaasayaashii Syl 2. Timiro Cukaash oo Saygeedii lagu dilay Halgankii SYL iyaduna ku umushay Xabsiga dhexdiisa. 3. Yusuf Maxamuud  Xoosh (Ruuraa)oo kamid ahaa halgamayaashii ururka SYL ee Gobollada Waqooyi […]

1 min read

Culumada iyo waxgaradka jaaliyada Natherland oo duvor iyo allabari qabsadeen

Culumada iyo waxgaradka iyo dhalinyarada iyo uqaasha jaliyada soomalida ah ee ku dhaqan magalada Zwolle ee dalka Nederland ayaa maanta iskugu yimid xarunta jaaliyada Ay kuleyihiin magalada zwoolla. Hadaba kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid uu soo qaban qabiyay gudomiyaha jaaliyada Somaliyeed ee dalka Nederland Cabdulqadir Cali Nuune waxaana uu ahaa mid quraan aqris ah […]