1 min read

Weligaa sidaan ma u duceeysatay?.

Marka aad Duceeysanee, ma muujisaa Laciifnimaddada Allhortii, Adiga oo og Tabar yaraada Alla hortii.

Ma xasuusataa, Camal kasta oo aad sameeyso in qiimihiisu uuna Janna gaarsiisneey, illa Raalinimo Alla xagiis ah laguugu Naxariisto, ma ogtahay in Jirkaagu uuna u adkeeysan karin Naarta.

Bal Fiiri : Ducada “Abi nawas” uu ku duceystay, sida Dambigiisu ula weynyahay, haddii kaagu kula yar yahay iyo Sida uu u qiranayo Dambigiisa.

Ducooyin Badan ayaa jiro oo qaarkood Rasuulkeena Moxamed CSW uu noo sheegay.

Alla hanaga dhigo kuwo Dariiqa toosan Alla ku hago, iimaanka u sugo, Toowbadoodana Alla ka aqbalo.

Aniga , Adiga iyo muslimiinta oo dhamba Ducooyinkeena Alla hanaga aqbalo.Aamiin.Aamiin

Qore: Yahya Amir