30 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynaha iyo wafdi uu horkacayo oo caawa u safray Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa caawa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaga oo u safray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa berri ka qeyb galaya caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto oo 9-kii bishaan lagu doortay Doorasho dalkaasi ka dhacday. Caleema saarka berri ayaa laga darreemaya magaalada Nairobi, […]

1 min read

Dowladda oo sheegtay in la burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen G/Sh/hoose.

Ciidamada gaarka ah ee dowladda ayaa howgallo ka sameeyay deegaannada howdka ah ee u dhaxeeya Gandarshe ilaa iyo Number-50 ee Gobolka Shabeellada Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab. Saraakiisha Ciidanka Hoggaamineysa ayaa shegay in la burburiyay Saldhigyo ay Al-Shabaabku ku lahaayeen deegaanada ku yaala dhulka Howdka ah ee kala ah Maracadde, Ceelsaliini, Qodqodka iyo […]

2 mins read

CASHAR CIBRO AH: “Wuxuu ahaa ahlu cibaado balse markii moowdku usoo xaadiray ayaa lagu kari waayey Shahaadada!” – Muxuu samayn jirey?!

Nin Xaasle ah Ayaa Hada Ka Hor Sakaraatka Ku dhibtooday Sedex habeen Oo is xigta Xaaskiisa Ayaa Rasuulka (NNKH) u tagtay Ayadoo ka cabanaysa xaalka ninkeeda Waxey tiri: “Muu, iska bogsado oon ka raaxeysano ama Muu iska dhinto ha iska raaxeysto e,” ninku se ashahaadada xitaa ma awoodo in uu ku dhawaaqo. Nebi Maxamed C.S.W […]

1 min read

Tigrayan forces accept immediate ceasefire and AU-led peace talks with Ethiopia govt.

CNN)Forces in Ethiopia’s Tigray region said they are ready to observe an immediate ceasefire and accept an African Union-led peace process to end a conflict with federal forces that has stretched over nearly two years. “We are ready to abide by an immediate and mutually agreed cessation of hostilities in order to create a conducive […]

1 min read

Shirkii Wadatashiga Qaran ee DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo warmurtiyeed laga soo saaray.

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho. Shirkaan oo socday laba maalmood waxaa shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana looga hadlay arrimaha amniga, xoojinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo u gurmashada dadka ay saameysay abaaraha ka […]

1 min read

Carruur nafaqo darro ugu geeriyootay Gobolka Gedo.

Carruur ayaa u geeriyootay nafaqo darro ka dhalatay Abaarta ka jirta Soomaaliya kaddib markii ay waayeen cunno, Biyo & daryeel caafimaad sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Gedo & howlwadeenno katirsan Hay’adaha Samafalka. Carruurtaan ayay qoysaskooda geeyeen goobo loogu talagalay in lagu daweeyo Dadka xaaladahoodu aadka u daran balse is baddelka jireed & awood […]

1 min read

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maalintii 2aad galay.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maalintii labaad galay, Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad-Goboleedyada hoostaga waxa ay kawada hadlayaan Amniga, La dagaalanka Al-Shabaab, Xoojinta xiriirka & qodobo kale. Muqdisho waxaa ku sugan Madaxweynayaasha Dowlad-Goboleedyada Jubbaland, Hir-Shabeelle, Koofur Galbeed & Galmudug halka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maalintii 1aad ee shirka uga qaybgalay Muuqaalka fogaan-aragga. Madaxda […]

1 min read

Ukraine oo deegaanno badan ka qabsatay ciidamada Ruushka.

Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay dib ula wareegeen tuulooyin gaaraya 20 xilli ay wadaan dagaal ka dhan ah Ruushka xilli uu dagaal ka socda waqooy bari dalkaas. Wasiirka gaashaandhigga Ukraine Oleksii Reznikov ayaa sheegay in haatan diiradda ay saarayaan sidii ay u qabsan lahaayeen deegaanno hor leh iyadoo howlgal xooggan uu […]