1 min read

Boqorka cusub oo tacsi ka dhageystay baarlamaanka UK.

Boqor Charles III ayaa maanta booqday baarlamaanka Westminster Hall isaga oo tacsi ka dhageystay labada gole.

Wuxuu uga mahadceliyay tacsida baarlamaanka oo uu ku sheegay inay ka dhigan tahay halka boqoradda ka joogtay dalkaas.

“Baarlamaanka waa waxa hadda nool ee u muhiimka u ah dimuqraadiyaddeena” ayuu yiri boqor Charles.