Skip to content
12 Jul, 2025
Somaliweyn

Somaliweyn

News, Sports & Intertainment

site mode button
Subscribe
  • Wararka
  • Sports
  • News English
  • Home
  • 2022
  • September
  • 12
  • Boqorka cusub oo tacsi ka dhageystay baarlamaanka UK.
1 min read
  • Caalamka

Boqorka cusub oo tacsi ka dhageystay baarlamaanka UK.

September 12, 2022September 12, 2022 Maxamuud Xuurshe0

Boqor Charles III ayaa maanta booqday baarlamaanka Westminster Hall isaga oo tacsi ka dhageystay labada gole.

Wuxuu uga mahadceliyay tacsida baarlamaanka oo uu ku sheegay inay ka dhigan tahay halka boqoradda ka joogtay dalkaas.

“Baarlamaanka waa waxa hadda nool ee u muhiimka u ah dimuqraadiyaddeena” ayuu yiri boqor Charles.

Post Views: 570

Post navigation

Previous: Ukraine oo deegaanno badan ka qabsatay ciidamada Ruushka.
Next: Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maalintii 2aad galay.
Maxamuud Xuurshe
Website http://somaliweyn.org

Related Posts

Bandhig Dhaqameed oo jaaliyadda Holland qabatay
1 min read
  • Wararka

Bandhig Dhaqameed oo jaaliyadda Holland qabatay

July 6, 2025 Hussein0
Jaaliyada Soomaalida ee dalka Holland oo ku Shiraz xaruntooda cusub
1 min read
  • Wararka

Jaaliyada Soomaalida ee dalka Holland oo ku Shiraz xaruntooda cusub

June 23, 2025 Hussein0
Madaweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka Taleefanka uga hadlay arrimo Xasaasi ah.
1 min read
  • Wararka

Madaweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka Taleefanka uga hadlay arrimo Xasaasi ah.

May 31, 2025 Maxamuud Xuurshe0

Recent Posts

  • Bandhig Dhaqameed oo jaaliyadda Holland qabatay
  • Jaaliyada Soomaalida ee dalka Holland oo ku Shiraz xaruntooda cusub
  • Madaweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka Taleefanka uga hadlay arrimo Xasaasi ah.
  • MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO U MAGACAABAY G/ GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO XASAN MUUNGAAB
  • Jaaliyada Soomaalida Nederland SFON caasho sharaf u sameysay Dalxa

Recent Comments

No comments to show.
Copyright © azure-news 2025 Proudly powered by WordPress | Theme: azure-news by CodeVibrant.
  • Privacy Policy
  • Privacy Policy
  • About Us
  • About Us
  • Contact Us
  • Contact Us