1 min read

RW Xamse oo ku dhawaaqay Magacaabistii ugu horreysay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, Ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u magacaabay Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa magacabay Lataliyaal oo kala ah:

1- La Taliyaha Amniga – Kamaal Guutaal.

2- La Taliyaha Arrimaha Dib u heshiisiinta – Ali Abdi Awaare.

3- La Taliyaha Xiriirka Caalamiga ah – Dr Hothon Osman .

4- La Taliyaha Arrimaha Siyaasadda – Dr Ahmed Nur Mohamed.