July 3, 2022
Gu’ waaba kuu kordhee, Garaad ma kuu kordhay?
Haddii aad Hore Shaleemo Ceel gaab, Banadir ama Missione aad hore ugu daawatay Filimkii ( il buono, il Brutto, il Cattivo) oo Jilayaasha ey ka ahaayeen: Clint Eastwood. 2. Lee Van Cleef. 3.Eli Wallach. Sawirka Sare ka muuqdo ee Sadaxdoodu waa sidii ey ahaayeen markii aad Filimka Daawaneysay. ( F.S: 1aad) Sawirka Hose waa sida […]
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay samaynayso tira-koob dadweyne.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah xubnaha Golaha Agaasimaleyaasha Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo ka shaqeysa arrimaha tirakoobka. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay mudnaanta qabashada tirakoobka guud ee dadweynaha ah, kaasi oo laga samayn doono dhammaan gobolada dalka. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa […]
RW Xamse oo ku dhawaaqay Magacaabistii ugu horreysay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, Ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u magacaabay Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr. Ra’iisal Wasaaraha ayaa magacabay Lataliyaal oo kala ah: 1- La Taliyaha Amniga – Kamaal Guutaal. 2- La Taliyaha Arrimaha Dib u heshiisiinta – Ali Abdi Awaare. 3- La Taliyaha Xiriirka Caalamiga ah […]
Christiano Ronaldo oo ka tegaya kooxda Manchester United.
Christiano Ronaldo ayaa doonaya in Manchester United ay u ogolaato inuu isaga tego kooxda, hadii uu dalab wanaagsan u yimaado xili ciyaareedkan. Ciyaaryahankan afka hore ka dheela ee u dhashay Burtuqaal oo 37 sano jirka ah, ayaa xili ciyaareedkii hore Manchester United dib uga soo biiray kooxda Juventus. Inkastoo uu xili ciyaareedkii hore ahaa gool […]
Turkiga oo qabtay markab siday qamadi laga soo xaday Ukraine.
Safiirka xukuumadda Kyiv ee Ankara ayaa sheegay in Turkiga uu la wareegay markab Ruushka laga leeyahay oo siday qamadi laga soo xaday Ukraine. Dacwad-oogaha Guud ee Ukraine ayaa Ankara ka codsaday inay qabato markabkan oo lagu magacaabo Zhebek Zhuly, kaas oo ku soo xirtay dekadda Turkiga. Aqalka Kremlin ayaa sheegay in dhoofinta qamadiga aanan loo […]
Ruushka oo sheegay inuu gobol muhiim ah kala wareegay Ukraine.
Wasiirka gaashaandhigga Ruushka, Sergei Shoigu, ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay dhammeystireen qabsashada gobolka bariga Ukraine ku yaalla ee Luhansk. Goor sii horreysay wasaaraddiisa ayaa sheegtay in ciidamadooda ay hareereeyeen Lysychansk oo ah magaaladii ugu dambeysay ee ay difaacayeen ciidamada Ukraine. MIlitariga Ukraine ma aysan xaqiijin warkan, balse Barasaabka gobolka Luhansk, Serhiy Haidai, ayaa sheegay […]
Koobka Xulalka Qaramada Afrika oo dib loo dhigay.
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ayaa ku dhawaaqay in muddo lix bilood ah dib loo dhigay cayaaraha qaramada Afrika ee sanadka, oo ay martigelin lahayd Cote d’Ivoire. Sida ku xusan go’aanka ka soo baxay xiriirka, cayaarahan ayaa la qaban doonaa horraanta 2024 iyagoo lagu waday inay qabsoomaan bisha June ee sanadka soo socda. Senegal ayaa […]
Dawladda Soomaaliya oo shatiyo siisay laba bangi oo caalami ah.
MOGADISHU – Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay shatiyo ganacsi siisay laba bangi oo laga kala leeyahay dalalka Masar iyo Turkiga, kuwaas oo lagu kala magcaabo Banque Misr iyo Ziraat Katilim. Warsaxaafadeed ka soo baxay bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in rusad siinta labadan bangi in lagu ansixiyey shir ay yeesheen guddida sare ee […]
Somali football referee coaches begin training.
The Somali football federation (SFF) has today opened a FIFA training course for Somali football referees, which is funded by the world football governing body FIFA. The training which will last until the 7th of this month will be attended by 22 Somali football referee coaches. Somali Football Federation ⚽️
Macalimiinta iyo Garsoorayaasha Kubbadda cagta Soomaaliya oo tababar loo furay.
Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa maanta tababar FIFA u furay macalimiinta garsoorayaasha kubbadda cagta Soomaaliya, waxaana tababarkaasi maal gelineysa Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA. Tababarkan oo socon doona ilaa iyo 7-da bishan ayaa waxaa ka qeyb galaya 22 macalimiinta garsoorayaasha kubadda cagta Soomaaliya. Somali Football Federation