02 Jun, 2025
1 min read

RW Xamze Cabdi Barre oo Hadallo kulul u jeediyay maamulka Axmad Madoobe+Cod iyo Vedio.

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay Xafladuu xilka kula wareegayay taliyaha cusub ee ciidanka xoogag dalka , ayuu weerar dhinaca afka ah ku qaaday Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe. Xamse Barre , ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qeyb ka ahaa heshiisyadii dalka loogu jiheenayay doorasho qof iyo cod […]

2 mins read

Sadaqo Siyaasadeed mise Dhul boob!!!!.

Ku: Saaxiibadeyda Hormuud Salaama Foundation 10.000 Qoys oo barkacayaal ah deegaameey, si aad u sii barakiciso 15.000 Qoys oo degaankaa deganaa. Abuur Colaad Qarniyo Socoto ee ka dhax dhalato Dad walaalo ah oo Hadda ayna dhibaato ka dhaxeeyn. Hayadaha Caalamigaa ee Geneva, Switzerland degan u gudbi Baahida, kuna dheh dhul ayaan u hayaa ee qeybta […]

1 min read

Farmaajo “Ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka..”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay go’aan uu ansixiyay Baarlamaanka Soomaaliya . “Tallaabada uu maanta qaaday Guddoonka Baarlamaanka FS ee ansixinta sharci darrada ah ee xeerka lagu sheegay dhisidda Guddiga Doorashooyinka & Soohdimaha waxay sii fogaynaysaa xal u helidda tabashooyinka DG ka maqan Madasha Wadatashiga Qaranka, madaxdii hore & siyaasiyiinta dalka”. […]

1 min read

Maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibtay Ciidamda Dowladda.

Guddoomiye Ku-xigeenka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug Mudane Maxamed Abshir Jiirow ayaa Warabaahinta Qaranka u sheegay in 7 kamid ah Khawaarijta ay maanta isku soo dhibeen Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere ee gobalka Mudug. Dhallinyaradaan ayaa markii la wareystay waxay sheegeen inay u adkeysan waayeen duqeymaha iyo weerarrada tooska […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Xalka Nabadda Bariga Dhexe waxa uu ku xiranyahay Dhismaha dowlad Falastiini ah”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad ka jeediyay, Shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee dowladaha Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka ee ka dhacay magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga, kaasi oo looga hadlayo xaaladdaha Beni-aadannimo ee ay wajahayaan shacabka ree Falastiin iyo Lubnaan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadaljeedintiisa ku dul istaagay mugga […]

1 min read

Xasuus qorkii Dooliga Xamar!!!.

Dooli ku dhashay Xaafadda Waberi ee Magaalada Mogadishu, ayaa qoray Xusuus qor uu uga hadlayo Noloshiisii Magaalada, kuna ururiyay Xog badan oo aynan ogeyn Dadka qaarkii, Waxaa uu habeenkii ku wareegi jiray Guryaha, khatar badan ayuuna kala kulmay. (F.S:1aad). Qoraaladiisa Qeybta ugu muhimsan waxa ay aheyd Labo cutub: 1. Habeenkii waxa uu gali jiray, Sariiraha […]