Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland oo soo gaba gabeeyay kulan Afur ah oo jaalyadu  Bisha Ramadaan sabti walba dhigi jirtay.
1 min read

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland oo soo gaba gabeeyay kulan Afur ah oo jaalyadu Bisha Ramadaan sabti walba dhigi jirtay.

Kulankii afurka ahaa oo sabti wiliaba inta lugu gudajira Bisha Ramadan ayaa Waxaa lugu sogabagabeyay xarunta jaliyada ay kuleydahay magalada zwoolla ee Dalka Nederland

Hadaba kulankaasi ayaa Waxaa ka soo qeybgalay dhamaan qeybaha bulshada ah oo ay jaliyada ka kooban tahay ayagoo isku duuban.

Ugu horeyn Waxaa halkasi kahadlay Gudoomiyaha Jaliyada Cabdulqadir Cali Nuune waxaana uu shegay. In sandakan uu si fican u dhacay kulankasi afurka ee jaliyada soo qaban qabiso Sanad waliba marka ay curuto bisha ramadan Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland SFON Abdikadir Ali Nuune ayaa Waxaa kaloo uu shegay In dhaliyaradii hoolwadeena afurka ay ayaguna ay mudan yihiin bilad hool karnimo ah.

Sanadka soo socdana rabi hanugu garsiyo cafimad qab iyo cimri sheer iyo cibaada san ayaa uu dhahay gudomiyaha Nuune.

Waxaa kalo ka hadlay Shiiq Mudazir asagoona shegay sharuuradaha qofka muslimka ah ee laga rabo sakadul fidriga iyo sida ay ku wajibmeyso

Bashiir Jiidaal Baroow Soomaliweyn Nederland xarunta jaliyada zwoolla.