28 Sep, 2025
1 min read

Marwada madaxweynaha Maraykanka oo laga helay Covid-19.

Marwada koowaad ee Mareykanka Jill Biden ayaa laga helay Covid-19 isniintii waxayna la kulantay astaamo fudud, Aqalka Cad ayaa sidaas sheegay. Haweenaydan 72 jirka ah oo la tallaalay, waxay sii joogi doontaa guriga Rehoboth Beach, Delaware, halkaas oo iyada iyo Madaxweyne Joe Biden ay ku qaateen qayb ka mid ah dhamaadkii todobaadka. Madaxweynaha oo marka […]

1 min read

RW Ku-Xigeenka Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya Kenya.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda ayaa ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya dalka Kenya. Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen madax badan oo ka kala socota adduunka ayaa maalmaha uu socdo looga falanqeyn doonaa cimilada adduunka ee sii xumaanaysa iyo sidii xalal loogu heli karo caqabadaha iyo duruufaha ay sababtay isbedelka cimiladu. Ra’iisul […]

1 min read

Maclow Nuur oo aan ka wareysanay geeridii Al-Fanaan Axmed Naaji Sacad

Halkan ka dhageyso Alle ha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska xalay ku geeriyooday fannaankii caanka ahaa ee soomaaliyeed Axmed Naaji Sacad kadib xannuun kusoo booday. Waxaan qadka taleefanka kula xirriirnay Ustaad Maxamed Macalow Nuur oo ka mid ah muusikisteyaasha hobboladda Waaberi, Ustaad Axmed Naajina ay si weyn aqoon drugsan isu lahaayeen islana […]

1 min read

Madaweyne Xasan Sheekh oo xaqiijiyay in la xiray saraakiil lagu eedeeyay inay ciidanka ka soo saareen furimaha dagaalka.

MAXAAS:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la xiray saraakiil lagu eedaynayo inay ciidanka kasoo saareen furimaha dagaalka. Madaxweynuhu ma uusan sheegin tirada saraakiisha la xiray, hase yeeshee waxa uu sheegay in sharciga lala tiigsan doono. “La isku darsanmaayo, dadka goobaha cadawga aan soo bannaynin la mid ma noqon doono kii iyadoo oo […]

1 min read

Mushaarka iyo Dowladda Hoose.!!!!! WQ:Prof. YAHYE AMIR

Wakhtigii aan Dhiganeynay Jaamacadda Ummadda, Ardayda waxaa la siin jiray Bishiiba 50 Sh. So. Si aan ugu soo gadano Omo aan dharka ku dhaqano iyo waxyaaba kale. Sidii Marba Qeyb loo jarayay ayaa waxaa noo haray 10 Sh. So. Bishiiba. Mar kaliya ayaan Idaacaddii Kacaanka ka maqalnay, Ardayda Jaamacaduhu waxa ay Go’aan ku gaareen in […]

1 min read

Maraykanka oo 2 malyan oo dollar ugu deeqay xoojinta ciidamada Soomaaliya iyo kuwa ATMIS.

Mareykanka ayaa $2 milyan oo dollar ku abaalmariyay Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) si loogu xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab. UNSOS waxay taageertaa Ciidamada Ammaanka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), si ay isaga kaashadaan howlgallada wadajirka ah ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo howlgallo ka sameeyay koofurta Mudug.

Gaalkacyo;-Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya Qeycad iyo shabeelloow ee koonfurta Gobolka Mudug. Goobaha uu saaka ka dhacay howlgalka ayaa ahaa dhul ay khawaarijtu ku dhuumaalaysan jirtay, halkaas oo ay sidoo kale ku dhibaatayn jireen dadka shacabka ah. Gaashaanle, Cabdiraxmaan Nuur […]