20 Sep, 2025
2 mins read

Islamic Relief oo sheegtay in in ka badan 4.3 milyan oo qof ay ku barakacsan yihiin gudaha Soomaaliya.

Rubuc ka mid ah dadka ku nool Soomaaliya ayaa hadda ku barakacay abaaro iyo colaado, iyadoo dhibaatada barakaca ee dalka ay gaartay heerkii ugu sarreeyay, sida ay sheegtay hay’ad samafal oo fadhigeedu yahay UK. Islamic Relief ayaa warbixinteedii ugu dambeysay, oo la sii daayay galabnimadii Arbacada ku sheegtay in in ka badan 4.3 milyan oo […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Al-Shabaab aargoosi ahasn u dileen maxaabiis ay gacanta ku hayeen.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal duqeyn xagga cirka ah oo shalay lagu qaaday saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Dumaaye ay ku xirnaayeen maxaabiis ay gacanta ku hayeen Al-shabaab. Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxayay dhimashada maxaabiistaasi iyagoo waxa sababay dilkooda aysan caddeyn. Duqeyntan oo ay gaysatay diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa shalay […]

1 min read

Xafiiska xeer ilaalinta oo dacwado kusoo oogay mas’uuliyiin dhammaantood dalka ka maqan.

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay Eedda saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka Iyo Jinsiyadda, Xafiiska Hanti-dhowrga guud ee Qaranka iyo Wasaaradda Maaliyadda. Waa koox cusub oo dhammaantood maqanayaal ah oo lagu soo oogay dacwad musuq maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne. Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada dhowr ah qof oo […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Maxaas :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka dib u xoreynta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada difaaca shacabka, […]

1 min read

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeer ku tagay Xafiisyada ku howlan dakhli uruurinta cashuuraha.

Muqdisho :-Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhliga Dowladda, wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku howlan dakhli soo saarka iyo uruurinta cashuuraha. Wasiirka Maaliyadda ayaa warbixino ka dhageystay Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Faysal Maxamed Xaashi iyo Agaasimaha Waaxda Cashuuuraha Barriga Cabdulaahi Nuur Shirboow. […]