26 Jul, 2024
1 min read

shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii labaad ka socda Dhuusamareeb.

Magaalada Dhuusamareeb waxa maalintii labaad ka socda Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka qayb galayaan madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada, marka laga reebo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Dani oo markii sedexaad aan xaadirin shirrarka golaha. Siciid Dani ayaa shirrarka Golaha Wadatashiga Qaranka uga maqan khilaaf kala dhexeeya madaxda Dawladda Federaalka. Dhawr jeer […]

1 min read

Madaxweyne Shariif oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo weerarkii Coosweyne

Madaxweynihii hore Dawladii  kmg  ahayd ee  Soomaaliya shariif sheikh ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa ka hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay Alshabaab ay ka geysteen Saldhig ay ciidanka Dawlada Federaalka ku leeyihiin degaanka Coosweyne ee gobolka Galgaduud. Mudane sheekh Shariif sheekh Axmed ayaa  ku baaqay un baaritaan madaxa banaan lagu […]

1 min read

Ruushka oo war hor leh ka soo saaray shilka uu ku dhintay Prigozhin.

Madaxii Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa la xaqiijiyay in uu dhintay ka dib markii la baaray hidde-sidaha meydadka laga helay shilkii diyaaradeed ee Arbacadii, sida ay sheegeen saraakiisha Ruushka. Guddiga dambi baarista (SK) ayaa sheegay in aqoonsiga dhammaan 10-ka dhibane la sameeyay ay yihiin kuwa ku jira liiska rakaabka diyaaradda. Diyaarada gaarka ah ee Prigozhin ayaa […]

1 min read

Maraykanka oo13 Al-Shabaab ah ku dilay duqeyn xagga cirka oo ku qaaday Koonfurta Soomaaliya.

War saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah oo ay qaadeen lagu dilay 13 dagaalame oo ka tirsan ururka Alshabaab. Duqeynta oo aroornimadii sabtidii ka dhacday meel qiyaastii 45km woqooyi galbeed uga beegan magaala madaxda gobolka Jubada Hoose ee Kismaayo, […]

1 min read

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya oo gargaar u direysaa dadka kusoo barakacay colaada Laascanood.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya ayaa Gargaar iskugu jira Raashin iyo Daawooyin u dirtay dadka ku barakacay colaadaha Laascaanood. Shixnada macaawinada ah ayaa isugu jirta daawooyin iyo qeybaha kala duwan ee raashiinka kuwaas oo markab lagu rarayo iyo daawooyinka oo iyagana diyaaradu lagu daabuli doono si dadkaas u gaarto. Gargaarkan waxaa horay Soomaaliya ugu deeqay Shiinaha […]

1 min read

Siciid Dani oo markii sedexaad ka maqan Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

Magaalada Dhuusamareeb waxa maalintii labaad galay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka qayb galayaan madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada, marka laga reebo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Dani oo markii sedexaad aan xaadirin shirrarka golaha. Siciid Dani ayaa shirrarka Golaha Wadatashiga Qaranka uga maqan khilaaf kala dhexeeya madaxda Dawladda Federaalka. Dhawr jeer oo […]

1 min read

Jawaahir Baarqab”hadaan nahey haweenka soomaaliyeed waxaan sameyney isxilqaan aan ku garab istaageyno Ciidamada Qaranka”

Muqdisho :-Howlgalka ka dhanka ah khawaarijta oo ka socda degaanno kamid ah Galmudug iyo Hirshabeelle,waxan geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaan garab taagan bulshada qeybaheeda kala duwan. Ururada haweenka Gobolka Banaadir ayaa dhankooda u istaagay sidii cuntooyin fudud ay ciidamada u gaarsiin lahayeen,halka qaarkood ay  qeyb kayihin howlgallada socda. Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir  Jawaahir […]