26 Jul, 2024
1 min read

Booliiska Kenya oo soo qabtay nin looga shaki qabo al-Shabaab.

Booliiska deegaanka Dagoreti ee dalka Kenya ayaa soo qabtay nin looga shakisan yahay kooxda al-Shabaab. Agaasimaha Hay’adda Baaridda Dembiyada ee DCI ayaa sheegay in ninkan 41 jirka ah laguna magacaabo Ferdinand Indangasi uu heystay hub iyo daroogo. Waxaa gurigiisa laga soo saaray rasaas iyo bistoolad iyo sidoo kale walxaha qarxa. Ninkan ayay sidoo kale booliisku […]

1 min read

Yaa ku soo bixi doona gudoomiyanimada iyo murashaxa madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye?

Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa ka furmay shirweynaha xisbiga Kulmiye oo hadda ah xisbiga talada haya. Shirweynaha oo isha lagu wada hayo ayaa looga fadhiyaa in looga dhawaaqo gudoomiyaha cusub ee xisbiga Kulmiye iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga ee doorashooyinka madaxtooyada Somaliland ee qabsoomi doonta 2024. Shirka ayaa lagu wadaa inta uu socdo […]

1 min read

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Degmada Aadan Yabaal.

Muqdisho :-Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliyaha waxaa socdaalkiisa ku wehlinayay Agaasimaha Guud xarunta Qaran ee (Tubasan), Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa halkaa waxaa kusoo dhaweeyay xildhibaanno katirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliy, maamulka degamada iyo […]

1 min read

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Isgaarsiinta oo Xarardheere ku booqdey ciidamada difaaca deeganka.

Muqdisho :-Safarkan dhulka ah oo ku tagey Dhuusamareeb ilaa Xarardheere wasiir kuxigeen wasaaradda isgaarsiinta tignolajiyada dowladda Soomaliya Xildhibaan Xussen Axmed Culusow ayaa ku saabsanaa diyaarinta ciidanka deeganka degmada Xarardheere ee macawiisleyda si ay uga qeyb qataan dagaalka Galmudug looga sifeynayo Khawaarijta. Wasiir kuxigeenka ayaa kulamo kala duwan la qaatey qeybaha kala duwan ee bulshada ree […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ugu baaqday kooxaha khawaarijta inay ka faa’iidaystaan Cafiska dowladda.

Muqdisho :- Xarunta Qaran ee kahortaga iyo ladagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Tubsan waxaa ay ku wargelinaysaa dhammaan Xubanaha ka tiran Aragagixisada balse danaynaya in ay Dowlada isku soo dhiibaan kana baxaan kooxahaas Argagixisada ah iyo waalidiinta caruurta laga marin habaabiyay in ay nagala soo xariiri karaan Numberada hoos ku xusan is loo gacan siiyo […]