16 May, 2024
1 min read

Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyey natiijada imtixaanka fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2022/2023

Muqdisho: -; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qayb galay shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023 oo sanadkan ay u fadhiisatay 31,372-Arday oo ka kala socda 76-xarumood iyo 1,592 fasal oo dhamaantood kamid ah dugsiyada Gobolka Banaadir. Agaasimaha guud ee waxbarashada Gobolka Banaadir Dr. […]

4 mins read

Qaabkii Janaraal Caydiid uga baxsaday ciidamada Mareykanka

Waa mid ka mid ah dhacdooyinka taariikhda dunida galay. Soddon sano kahor, waxaa waddooyinka magaalada Muqdishu dagaal qaraar uu ku dhexmaray ciidamada mareykanka iyo dad hubeysan oo taabacsan Janaraal Maxamed Faarax Caydiid. Ciidamada Mareykanka waxay fulinayeen howlgalka ay ku doonayeen inay kusoo qabtaan Janaraal Caydiid oo ay u arkayeen in uu caqabad ku yahay howlgalka […]

1 min read

Ruushka oo sheegay in ay jirto khatar amni kadib weerar lagu qaaday Moscow

Aqalka Kremlin-ka ayaa sheegay in ay iska caddahay in khatar ay jirto kadib weerarkii ugu dambeeyay ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu qaaday magaalada Moscow, marki labaad saddex maalmo gudahood. Duqeynta ayaa lagu garaacay dhismo ku yaalla xaafadda ganacsiga ee magaalada Moscow. Shaqaalaha wasaaradda horumarinta Ruushka, oo ka shaqaynayay daarta dheer ee la weeraray, […]

1 min read

Xuska maalinta Naas-nuujinta Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho :-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr; Cali Xaaji Aadam ayaa furay munaasabadda xuska todobaadka Naas-nuujinta Adduunka oo maanta oo kale laga xuso Caalamka. Munaasabadda ayaa waxaa  ka qeyb galay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Drs; Maryama Maxamed Xuseen, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada arrimaha bulshada XFS Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka […]

1 min read

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay falalka lagu gubay Kitaabka Qura’aanka.

Jeddah :- Wasiirrada Arrimaha dibedda ururka iskaashiga Islaamka ayaa cambaareeyay falkii ka dhacay dalalka Sweden iyo Danmark ee lagu gubay Kitaabka Qur’aanka kariimka. Wasiirrada oo habka aaladda fogaan aragga ku yeeshay kulankoodii 18-aad ayay ku dhaleeceeyeen  dhacdooyinka soo laalaabtay ee lagu gubayo nuqullo ka mid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka, iyagoo sheegay in ay taasi tahay […]

1 min read

Duqa Muqdisho oo ka hadlay sababta dadka looga saarayo dhulka Casa Italia

Muqdisho :-Bayaan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa lagu faah faahiyey sababta dadka looga saarayo Dhulka (Kaasa Italia ) oo ah dhul ay leedahay safaaradda dowladda Talyaaniga. Warka Maamulka ka soo baxay ayaa lagu yiri” Burburinta dhismaha Xarunta Kaasa Italia waxay ku timid codsi nooga yimid […]

1 min read

Ciidmadaa ATMIS oo u diyaargaroobaya wajiga labaad ee ka bixitaanka Soomaaliya

Taliyeyaasha ugu sarreeya ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gabagabeeyay kulan socday afar maalmood oo looga hadlay  qiimeynta wajigii koowaad ee ka bixitaankii ciidanka ATMIS ee Soomaaliya iyo u diyaargarowga wajiga 2-aad oo la filayo in la soo gunaanado bisha Setembar ee soo socota. Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa […]

1 min read

Maxkamadda G/Banaadir oo maanta mar kale u fariisanaysa dacwad ka dhan ah eedeeysanayaal loo haysto musuq

Muqdisho :-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto xatooyo xoolo dadweyne. Xubnaha ay maanta maxkamaddu dacwaddooda dhagaysanayso ayaa waxaa ka mid ah, Abuukar Maxamed Cali  maamulahii xafiiska canshuuraha berrriga ee wasaaradda Maaliyadda ku leeedahay garoonka diyaaradaha Muqdisho, Maxamed Aadan Cabdullaahi maamulahii Bankiga dhaxe laanta garoonka diyaaradaha Muqdisho […]