1 min read

DEG-DEG: Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo La soo saaray.

Waxa la soo saaray isku aadka wareega Group-yada champions League iyada oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso leh.

Kulamada wareega Group-yada tartanka champions League ayaa bilaaban doona bisha September iyada oo la soo afjari doono bish December ee sanadkan.

Kooxda Man United ayaa la Group noqotay kadib markii ay ku soo labaatay tartanka kadib markii ay seegtay xilli ciyaareedkii hore.

sidoo kale Arsenal ayaa ku aaday kooxda Sevilla iyo kooxdii Europa League ka reebtay ee PSG xilli ciyaareedkii hore

Hadaba Halkan Hoose kagaa bogo isku aadka oo dhamaystiran:

Group A: Bayern Munich, Man United, Copenhagen, Galasaray.

Group B: Sevilla, Arsenal, PSV, Lens,

Group C: Napoli, Real Madrid, Braga, Union Berlin.

Group D: Benifca, Inter Milan, RB Salzburg, Real Sociedad.

Group E: Atletico Madrid, Feyenoord, Lazio, Celtic.

Group F: PSG, Borussia Dortmund, Ac Milan, Newcastle.

Group H: Barcelona, Fc Porto, Shakhtar, Anwerp Fc

Group G: Manchester City, RB Leipzig, Red Star, Young Boys.