26 Jul, 2024
1 min read

Al-Shabaab oo weerarada ay ka fuliso gudaha Kenya u adeegsatay Diyaarad drones ah.(Diyaradaas oo la soo riday).

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay billowday isticmaalka diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka, kuwaas oo loo adeegsado xog uruurinta, kadib howlgal ay ka fulisay gudaha waddanka Kenya. Arrintaan ayaa lagu ogaaday weerar ay kooxda ku qaaday saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin degaanka Siraari ee gobolka Waqooyi Bari, kadib markii ay ciidamadu soo rideen […]

1 min read

Sheekh Shariif “Colaada Sokeeye Cuqubadeedu waa mid soo degdegta..”

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan deegaanka Burka Diirimeed oo uu ka socda shir lagu heshiisiinaayo beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaano hoostaga degmooyinka Cadale iyo Raage ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku baaqay in labada dhinac ay ka shaqeeyaan nabad ku wada noolaashaha walaaltinimo. Madaxweyne hore Sheekh […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay guddiga Qaran ee la dagaalanka lacagta sharciga darrada iyo maalgalinta argagixisadda.

Muqdisho;- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) oo uu ka dhageystay warbixin ku saabsan miro-dhalka qorshaha qaran ee curyaaminta awoodda dhaqaale ee argagixisada Alshabaab. Guddigan Qaran ayaa soo bandhigay baraarugga shacabka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah argagixisada, waxa ayna sheegeen […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo dowladda Talyaaniga kala wareegtay gargaar loogu talagalay dadka ku barakacay dagaalada laasacaanood.

Muqdisho :- Wasiir ku xigeen wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamuud Mursal ayaa safiirka ku xigeenka safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya kala wareegay gargaar bini’aadanimo oo dowladda Talyaaniga ugu talagashay dadkii ku barakacay dagaalada laasacaanood. Diyaarad siday gergaarkaan bini’aadanimada ee Dowladda Talyaanigu ay ugu talo gashay dhinaca samafalka ayaa […]

1 min read

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga caasimada.

Muqdisho :-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ku saabsan dardargalinta amniga caasimadda kaas oo ka dhacay xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar. Kulankan amniga la xariira ayaa waxaa goob ka ahaa guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee maamulka Gobolka Banaadir, Taliyaasha qeybta guud […]

1 min read

Midowga Yurub oo hakiyay iskaashiga amni iyo kaalmadii la siin jiray Nige.r

Midowga Yurub ayaa hakiyay dhammaan wadashaqeyntii dhanka ammaanka ee ay la lahaayeen Niger ka dib markii ciidamada dalkaasi ay xukunka kula wareegeen afgambi. Tallaabadaan ayaa soo baxday xilli Maeykanka uu taageero u fidiyay madaxweynihii la afgembiyay ee Mohamed Bazoum,kaas oo loo arkay xulufo muhiim u ah reer galbeedka oo dagaal kula jira kooxaha argagixisada ah. […]

1 min read

Burcad hubaysan oo muwaadin Soomaaliyeed ku dilay dalka K/Afrika.

Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah dhalinyarada Ganacsatada ah ee dalka Koofur Afrika ayaa lagu dilay dalkaas. Muwaadinka ayaa lagu dilay degmada Matherwel oo hoostagta magaalada Port Elizabeth ee gobolka Westren Cape. Wasiirka Gaashandhiga ayaa  beeniyay in dowladda Federaalka  ay diiday  in la ogaado xogta weerarka, isagoo ballanqaaday in marka uu dhamaado baarista la wado […]

1 min read

Aqalka Cad oo ka shaqeynaya xiriir dhexmara Israel iyo Sacuudiga.

JEDDAH — La-taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa Khamiistii Jeddah kula kulmay dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohammed bin Salman, waxaa sidaas sheegay Aqalka Cad. Safarkan ayaa qeyb ka ah isku day ay saraakiisha Mareykanka ku raadinayaan habab lagu gaari karo heshiis dhex-mara Israel iyo Sacuudi Carabiya, kaasi oo ay ku yeelanayaan xiriir diblomaasi. Saraakiisha Mareykanka ayaa muddo […]

1 min read

Kuliyadda Jaalle Siyaad Gudaha Wararka 14 Sarkaal oo loo xiray Qaraxii ka dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad.

Muqdisho :-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim ayaa maanta mar uu ka jawaabayey waydiimaha Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu xaqiijiyey in 14 Sarkaal loo xiray Qaraxii ka dhacay Xarunta Kuliyadda Jaalle Siyaad. Wasiirka ayaa sheegay in uu Saraakiisha la xiray uu ku jiro Taliyihii haystay kuliyadda, sidoo […]