27 Jul, 2024
1 min read

Mucaaradka Kenya oo sheegay inay todobaadkaan joojinayaan mudaharaadyada

Mucaaradka ugu weyn dalka Kenya ayaa sheegay in todobaadkaan ay ka nasanayaan mudaaharaadyo looga soo horjeedo sare ukaca maciishada , taas bedelkeedana ay sameyn doonaan feejignaan dadweyne oo lagu sharfayo dadkii lagu dilay dibadbaxyadii hore. Isbaheysiga Azimio ayaa ku andacoonaya in ilaa hadda ay jiraan ugu yaraan 50 dhimasho ah, iyadoo boqollaal qof oo dhaawac […]

1 min read

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ ๐—ž๐˜‚ ๐—ซ๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ.

DaraSalaam, Tanzania :-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda Aadanaha ee ka socda magaalada Dar e Salaam, ayaa kulan doceed la yeeshay Madaxweyne Ku Xigeenka Bangiga Adduunka u qaabilsan Bariga iyo Koonfurta Afrika Victoria. Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta wada shaqeynta […]

1 min read

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay kulliyadda Jaalle Siyaad.

Muqdisho :- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa si kulul u cambaareeyay qarax ismiidaamin ah oo kooxda khawaarijtu ka geysatay kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha oo saxaafadda la hadlay ayaa marka hore ammaan ballaaran u soo jeediyay ciidamada kala duwan ee Qaranka, kuwaas oo muddooyinkii lasoo dhaafay si weyn u adkeeyay […]

1 min read

Ciidamada Xoogga dalka oo nawaaxiga degmada Waajid ku dilay 25 ka tirsan Al-Shabaab.

Waajid :- Ciidamada xoogga dalka ayaa 25 xubnood oo ka tirsanaa khawaarijta ku dilay deegaanno dhaca galbeedka degmada Waajid ee gobolka Bakool halka tiro intaasi ka bandanna lagu dhaawacay, xilli ay malleeshiyadu isku diyaarinaysay dhagarta shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha degmada Waajid, Maxamed Macallin Yuusuf oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in khawaarijta la laayay ay […]

1 min read

Safiirka JFS ee Shiinaha oo kullan muhiim ah kaga qeyb galay Beijing.

Beijing, :- Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha, kaas oo ka dhacay magaalada caasimadda ah ee ee Beijing. Kullanka, ayaa daarnaa dadaallada horumarinta, hal-abuurka, iyo iskaashiga caalamiga ah ee Shirkadda tareennada (China Railway Group Limited (CREC). Intii ay socotay munaasabadda, […]

1 min read

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay waxka bedel lagu sameeyay Dastuurka.

Xildhibaannada Golaha wakiilada ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen magaalada garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa ay wax ka bedelid ku sameeyeen dastuurka Puntland, kaas oo bilihii la soo dhaafay uu muran ka taagnaa.ย  Kulanka Maanta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 60 mudane, iyada oo Xildhibaannada qaarkood la sheegay in xalay ay […]

1 min read

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Dalka Tanzania.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wadi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania oo ay kaga qayb galayaan Shir madaxeedka horumarinta Karaanka Aadanaha ee Afrika. Shir madaxeedka ayaa looga hadlayaa taabbagelinta awoodda dadweynaha, oo ah ahmiyad gaar ah u leh dalalka qaaradda Afrika, si ay uga qaybqaataan […]

1 min read

Baarlamaanka Israa’iil oo meelmariyey sharci si weyn u kala qaybiyey dalkaas.

Baarlamaanka Israa’iil ayaa Isniintii meelmariyey qayb ka mid ah, sharci muhiim u ah dib u habaynta garsoorka ee dalkaas, kaas oo uu si weyn dabada uga riixayey ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, hase ahaatee waxaa si weyn uga soo horjeeda sharcigaasi, kumanaan ka mida shacabka dalkaas, kuwaas oo bilihii la soo dhaafay dhigayey debedbaxyo balladhan. […]