1 min read
Prof. Yahya Amir: Maasuq iyo Musuq ilaa Xadkee?
1. Markii Xildhibaanada iyo Hantidhowrku ay bilaabeen in la baaro Diiwaanadda Dowladda si loola dagaalamo Musuqa. ( F.S:1aas)
2. Wasiiradii iyo Madaxdii kale waxa ay bilaabeen Shirar gaar gaar ah oo Albaabadu u xiran yihiin. ( F.S: 2aad)
3. Laakin Weli Baaritaanka looma dhamo, Xafiisyada Qaar, waa hal il ku fiiri. (F.S: 3aad)
4.Kuwa wax baaraayo, Maamulada Gobaladda iyo kuwii kale ee iyaga ahaa, ha lagu daro Baaritaanka, Saf mar halaga dhigo. Waa iga Talo. (F.S:4aad)
Adiga maxey kula tahay?
Qore: Yahya Amir