28 Apr, 2024
1 min read

Somali President Opens Consultative Meeting with Former Leaders to Discuss Future of the Country.

Mogadishu :- President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia has officially opened a consultative meeting with former leaders and politicians. Information Minister Daud Aweis Jama spoke to journalists about the event, stating that the conference is crucial for the future of the Somali people and will make decisions based on the government’s […]

1 min read

Xubnaha Golaha Wasiirrada cusub oo Baarlamaanka lagu hordhaariyay+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 7-aad oo ajandihiisu ahaa dhaarinta xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada, hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo qeybinta ajandayaasha guud ee Golaha Shacabka. Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Golaha, Guddoomiyaha oo hadal ka […]

1 min read

Ciidanka Xoogga Dalka oo dilay Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgalo dhowr ah ka sameeyay deegaanka Weel-Maaroow iyo goobo kale saldhig u aheyd xubno ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab. 40 ka tirsan Khawaarijta oo ay kamid yihiin horjoogayaal iyo madaxii Qaraxyada Jubbooyinka Farxaan iyo ku-xigeenkiisii Cabdi Mahad ayaa lagu kharajiyey howlgalka, sidookale khawaarijta waxaa lagu dilay […]

1 min read

Raila Odinga oo ku dhawaaqay in la joojiyay isu soo baxyadii galabta ee Kamukunji.

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa joojiyay isu soo bax uu taageerayaashiisa kula hadli lahaa kaasoo la qorsheeyay in uu ka dhaco garoonka Kamukunji ee mid ka mid ah xaafadaha magaalada Nairobi, isagoo sabab uga dhigay inay kordheen toogashada, weerarrada iyo caga-juglaynta ay booliiska ku hayaan taageerayaashiisa. Khasaare ayaa laga soo sheegayaa in uu dalka […]

6 mins read

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda .

1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku shir guddoominaya shir wadatashi oo ay ka soo qeybgelayaan madaxda hadda talada haysa iyo kuwii hore. 2- Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan midnimada, amniga iyo hormarinta dalka. 3- Ra’iisul Wasaare […]

1 min read

Dalalka Soomaaliya iyo Jordan oo ka wada hadlay la dagaallanka argagixisada

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa kulan miro dhan ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Dalka Jordan Sarreeye Gaas,Yousef Huneiti iyagoo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dowladood ee dhanka difaaca. Wasiirka ayaa markii uu gaaray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga dalka Jordan (JAF) waxaa la guddoonsiiyay shahaado-sharaf […]

1 min read

Madaxweynaha dalka oo si rasmi ah u furay shirweynaha Wadatashiga madaxdii or ee dalka..

Muqdisho :-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in shirkani uu muhiimad weyn u leeyahay masiirka Umadda Soomaaliyeed, samaynta go’aamada wadar oggolka ah ee ku salaysan […]