20 May, 2024
1 min read

Sheekh Shariif oo guddoomiye kulan wadatashi ah oo ay iskugu yimaadeen madaxdii hore ee dalka.

MUQDISHO — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay shir-guddoomiyay ‘kulan wadatashi’a ahaa oo ay iskugu yimaadeen qaar ka mid madaxdii hore ee Soomaaliya, kaas oo ay sheegeen inay kaga hadleen shirka saaka ka furmay Muqdisho. “Waxaa caawa (xalay) isugu nimid kulan wadatashi ah oo looga arrinsanaayo shirka berrito (maanta) ka dhici doona magaalada […]

1 min read

Xeer ilaalinta oo maxkamadda gobolka Banaadir u gudbisay eedeysanayaal loo haysto tahriibin sharci darro ah.

Muqdisho :- Xafiiska xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyey eedeysanayaal loo haysto tahriibin sharci darro ah iyo sameyn dal ku gal been abuur ah. War-saxaafadeed xafiisku ka soo saaray kiiskan ayaa lagu sheegay in maxkamadda loo gudbiyey caddaymo horudhac ah oo muujinaya dambiyada loo haysto eedeysanayaasha.