26 Jul, 2024
1 min read

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Khasaaraha Dagaalkii laascaanood ka dhacay.

Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya Illaa 4 qof ay geeriyoodeen  ayaa tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay magaalada Laascaanood. Dagaalka  ayaa ka dhacay Aaga bariga iyo waqoooyiga kaga aaddan magaalada, kaas oo bilaabmay Aroortii hore ee saakay. Dagaalka ka dhacay magaalada Laascaanood  ayaa waxaa uu u […]

1 min read

Duqa Muqdisho oo faray howl-wadeenada gobolka inay ka fogaadaan musuq maasuqa.

Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la dagaalanka Musuq-Maasuqa iyo in si adag loola xisaabtami doono xafiis kaste oo ku kaca musuq iyo wax isdabamarin. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa faray Aggaasinka kala duwan iyo howl wadeenada Dowladda Hoose ee Xamar iyo maamulada degmooyinka Gobolka […]

4 mins read

Xallinta Xiisada Baraawe iyo Baarista Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada (Warbixin).

12kii Bishan, degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose, isku dhac ciidan oo aan loo turin dadkeeda ayay martigelisay, dhimashada sideed ruux oo dhinacyadii dagaallamay iyo dhaawaca tobonaan kale ayuu ahaa khsaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay magaaladaas. Wixii intaas ka dambeeyay, waxaa hakad galay dhammaan dhaq-dhaqaaqyadii Bulsho ee halkaas ka jiray oo inta badan dadka […]

1 min read

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka oo maanta xilka la wareegay.

Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa saaka xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii hore Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage. Wasiirka ayaa sidoo kale xilalka u kala wareejiyay Taliyihii hore ee ciidanka dhulka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Taliyaha cusub Jeneraal […]

1 min read

Cidamada Wagner ee ku hanjabay afgambiga oo ku wajahan caasimada Ruushka.

Daqiiqadihii ugu dambeeyay waxaan xog sirdoon ka helnay Wasaaradda Difaaca UK. Xogta ayaa sheegeysa in qaar ka mid ah ciidamada Wagner ” ay ku sii socdaan waqooyiga Ruushka iyagoo sii maraya gobolka Vorenezh, waxayna rabaan inay tagaan Casimada Ruushka ee Moscow”. Magaalada Vorenezh waxay kutaalla kala bar inta u dhaxeyso caasimadda Moscow iyo magaalada Rostov-on-Don, […]

1 min read

Meeqa saac ayey kuu tahay?

Saacadda Noole, waxa ay xisaabisaa 16 Saac oo kaliya. Qof kasta waxa uu ku xisaabtamaa 16kaa saac. Ku xisaabtan Dhaqanka Saaxdda. 1. Waxaa ku Qoran 16 Saac oo kaliya in ay Xisaabi karto. 2. Inta badan Saacadu Dadka uma wada Xisaabiso 16-ka Saac. Mar mar ayeey iyada oo 5 Saac ama 10 Saac joogto u […]

1 min read

Ruushka oo galay xaalad dagaal kadib markii ay isku dhaceen militariga iyo calooshood u shaqeysteyaasha Wagner.

Madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner ayaa wacad ku maray inay ka takhalusi doono hoggaanka militariga Ruushka, oo uu ku eedeeyay inay weerar ku qaadeen ciidankiisa, halka dacwad oogaha guud ee Ruushku uu sheegay inay isaga ku socdo baaritaan ku saabsan ” fallaagonimo hubeysan”. “Waan sii soconaa, waxaana tagi doonaa meesha ugu dambeysa,” […]

3 mins read

Dowladda Shiinaha oo ka hadashay dagaalka Laascaanood.

Dawladda Shiinaha ayaa golaha ammaanka dhexdiisa kaga hadashay arrimaha Soomaaliya ka dib booqashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud. Safiirka Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhan Jun oo si faahfaasan uga hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dagaalka Laascaanood. “Dagaalka Laasacaanood ee u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada deegaanka waxaan ugu baaqeynaa dhammaan qeybaha dagaalka […]