22 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay muwaadiniinta ku nafwaayay dagaalka Garoowe.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta birmo-geydada ah ee ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland. Madaxweynaha ayaa ku celiyey baaqiisa ku aaddanaa in la tixgeliyo rabitaanka dadwenaha, lagana fogaado in xalka lagu raadiyo qori iyo rasaas. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed […]

1 min read

RW Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Boqortooyada Sacuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Barre, ayaa xalay u ambabaxay waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka. Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehliya gudashada Xajka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Mudanayaal ka tirsan Goleyaasha Dowladda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Ummadda Soomaaliyeed Ilaahay uga baryay in dhibaatooyinka ragaadiyey […]

1 min read

Visaha Afrika: Kenya oo ku dhawaaqday in Visa aan laga rabin Qurba joog kasta (Diaspora-ha) Madowga ah.

Kenya oo ku dhawaaqday in Visa aan laga rabin Qurba joog kasta ( diaspora-ha) Madowga ah, oo Asalkiisu African yahay. Kenya waxa laga helay, Lafihii Beni aadamka ee ugu Da’da weynaa Aduunka. Madaxweynaha kenya ayaa yiri: Kenya waa hooygii Dadka beni aadamka ah, Qofka Madaw waa sida qof dalkiisa ku soo noqonaa, Qof Dalkiisa Hooyo […]

1 min read

Sare u kac ku yimid dhimashada iyo dhaawacyada uu sababay dagaalka Garowe.

Dhakhaatiirta isbitaallada qaar ayaa sheegay in ugu yaraan lix iyo labaatan qof ay ku dhinteen dagaal culus oo ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Tirade dhaawacyada ee gelinkii hore lasoo tebiyay ayaa ku dhaweyd 30 qof iyadoo la rumeysanayahy in intaa ay ka badan karto. Iyadoo dagaalku uu qaboobay gelinkii dambe ee maanta […]

1 min read

Cali Jayte oo sheegay in Al-Shabaab ay deegaanno hor leh qabsadeen xil ka qaadistiisii kadib.

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan ayaa sheegay in Shabaab ay dib ula wareegayaan deegaanno horey looga qabsaday. Arrinkan ayaa yimid labo maalin kadib markii xilka laga qaaday. Cali Jayte oo diiday in uu xilka wareejiyo ayaa shaqo ka eryidiisa ku tilmaamay mid lagu xagaldaacinayo dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab. Halkan […]

1 min read

Horjooge Xasan Xaayow iyo 40 ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab oo lagu dilay G/ Shabeelaha hoose.

Waxaa halkoodii ka sii soconaya howlgallada gaarka ah ay sameynayaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu bartilmaameedsanayo horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka dhibka ku hayo ummadda Soomaaliyeed. Howlgalladii ugu dambeeyay ayaa ka dhacay gobolka Shabeellada hoose, Howlgalkii ugu horeeyay ayaa lagu bartilmaameedsaday Tuulo lagu magacaabo “Cabdalla”,halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad uu hoggaaminayay horjooge magaciisu lagu […]

1 min read

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo Khubad ka jeediyay shirka Hindisaha Horumarinta Caalamiga ah.

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha, Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa khudbad ka jeediyay Daah-furka shirka Warbixinta Horumarka ee Hirgelinta Hiigsiga Horumarinta Caalamiga ah oo 20-ka Juun 2023, ka furmay magaalada Beijing caasimadda Dalka shiinaha. Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Xarunta aqoonta Caalamiga ah (Center for International Knowledge on Development (CIKD). Hindisahan ayaa waxaa soo […]