1 min read

Cali Jayte oo sheegay in Al-Shabaab ay deegaanno hor leh qabsadeen xil ka qaadistiisii kadib.

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan ayaa sheegay in Shabaab ay dib ula wareegayaan deegaanno horey looga qabsaday.

Arrinkan ayaa yimid labo maalin kadib markii xilka laga qaaday.

Cali Jayte oo diiday in uu xilka wareejiyo ayaa shaqo ka eryidiisa ku tilmaamay mid lagu xagaldaacinayo dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab. Halkan ka dhegeyso wareysiga Cali Jayte.