30 Apr, 2024
1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegatay dilka 19 ka tirsan maleeshiyad Al-Shabaab.

MUQDISHO:- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal ay ka sameeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa saaxiibada caalamka Tuulada Buula Maxamed Cabdalla hoos tagta degmada Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose ay ku dileen 19 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in halgalkan ay si wadajir ah u sameeyeen ciidamada sirdoonka iyo saaxiibada caalamka. Saraakiil […]

1 min read

Darawalada Gaadiidka Muqdisho oo lagu amray inaanay qaadi karin askarta.

Shir ay yeesheen saraakiisha hay’addaha amniga ee Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray amarro ay kamid yihiin in wadayaasha gaadiidka dadweynaha aanay qaadi karin askarta meel waloo ay ka tirsan yihiin. Gadiidka dadweynaha ee laga mamnuucay inay qaadaan askarta waxa kamid ah basaska, mooto bajaajta iyo mootooyinka labo lugaaleyda ah. Gadiidka dadweynaha ee amarkan lagu […]

1 min read

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka horyimid arin uu sameeyay Wasiirka Cadaaladda Xasan Macalin.

Shir aan caadi ahayn oo yeesheen xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa lagu diiday nidaamka uu u soo maray Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Xasan Maclain soo gudbinta heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka. Wasiirka ayaa maanta u gudbiyay heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranku horey u gaareen […]

1 min read

Sarkaal ka tirsan Booliska oo lagu dhaawacay qarax ka dhacay Isgoyska Soobe.

Qarax loo malaynayo in gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa duhurnimadii ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. Gaari nooca raaxada ah ayaa qarxay, waxana markii dambe laga soo saaray qof dhaawaca oo gaariga watay, waxana loo qaaday isbitaalka. Illo wareedyo ka tirsan booliska ayaa BBC-da u sheegay in qofka dhaawaca […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxa ay ku wajahan yihiin dalka Jabuuti, iyaga oo saacadaha soo socda ka ambabixi doona Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Jabuuti uga qeyb galaya Shirka caadiga ee Meertada 14-aad ee Golaha Madaxda dowladaha iyo Xukuumadaha ee dalalka xubnaha ka […]

1 min read

Shirkado lagu eedeeyay inay xujeyda lacag dheeraada saarteen oo baaris ku socoto.kamid ah Shirkadaha loo xilsaaray Adeega Xajka

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay inay baaris ku hayaan qaar kamid ah Shirkadaha Diyaaradaha oo ay Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta ay siisay Arrimaha Xajka  oo lacago ka badan tii ay Wasaaraddu u jaangoysay Xajka ka qaaday muwaadiniinta Soomaaliyeed. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa waxaa lagu sheegay […]

1 min read

UNICEF deeply shocked by the reported deaths of more than 20 children in Lower Shabelle region of Somalia following the detonation of a discarded explosive device.

Statement attributable to Ms. Wafaa Saeed, UNICEF Representative in Somalia MOGADISHU, 10 June 2023 – “UNICEF is deeply shocked and horrified by reports that at least 22 children were among 27 people killed in an explosion in the Lower Shabelle region of Somalia following the detonation of an unexploded remnant of war in an area […]

1 min read

Madaxweyne Xassan Sheekh iyo wakiilka gaarka ah midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo kulmay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wakiilka gaarka ah midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef oo ku kulmay madaxtooyada Soomaaliya ayaa kawa wadahadlay habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadka 2024 iyo ku wareejinta amniga ciidanka Soomaaliya. Wakiilka ayaa waxaa wehlinayay taliyaha guud ee ciidamada ATMIS Sam Okiding oo kulan […]

1 min read

Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Nigeria oo la xiray.

Booliska dalka Nigeria ayaa sheegay in ay xabsiga dhigeen gudoomiyaha bangiga dhexe ee dalkaasi xili ay baaritaan ku jireen. Madaxweynaha cusub ee Nigeria, Bola Tinubu, ayaa ku dhawaaqay in uu shaqada ka joojiyay gavanaha, Godwin Emefiele, iyadoo si degdeg ah loo dhaqan gelinayo iyadoo ay jirto isbedello la qorsheeyay oo lagu sameeyay waaxda maaliyadda. Caleemo-saarkiisii […]