23 Apr, 2024
1 min read

Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay Heshiis Iskaashi oo dhexmara labada Dal.

Wasiiradda Arrimaha Dibeda ee Soomaaliya iyo Ruushka ayaa shir ku yeeshay Moscow. Kulanka ayaa yimid kadib markii wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibeda ee Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse ay safar shaqo ku tageen halkaas. Wasiirka ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibeda ee Ruushka Sergey Lavrov. Waxay ka wada hadleen abuurista iyo horumarinta xiriir iskaashi oo […]

1 min read

Howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaanno hoostaga degmada Kuntuwaaray.

Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamiga ah, oo isugu jira Cirka iyo Dhulka, ayaa laga sameeyay ilaa iyo Afar deegaan, oo hoos taga degmada Kuntuwaaray ee Gobalka Shabeellaha Hoose. Sid ay baahisay warbaahinta dowladda Soomaaliya Howlgalka, ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 30 ka tirsan dagaal yahanada Al-Shabaab, […]

2 mins read

UPDF to construct youth recreation center in Somalia.

The Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF) members serving under the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have today launched ground works for the construction of a youth recreation center in the coastal town of Barawe, Somalia. According to the deputy defense spokesperson Col Deo Akiiki, the 400 by 300-meter Freedom square levelled ground lies astride […]

1 min read

Xiriirka Taliban iyo Shiinaha oo sii kordhay.

WASHINGTON— Inkasta oo aanay danjirayaal badani ku sugnayn caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul, haddana danjiraha Shiinaha Wang Yu, ayaa u muuqda mid aad u mashquula. Toddobaadkan, Wang, wuxuu la kulmay illaa saddex wasiir oo ka mida xukuumada Taliban. Wasiirada uu la kulmay waxaa ku jiray laba wasiir oo ay si gaar ah u diiddan yihiin […]

1 min read

Pakistan: Maxkamad xukuntay in milateriga loo gacangeliyo taageerayaasha Imran Khan ee xidhan.

ISLAMABAD – Maxkamad la saaro dadka loo haysto falalka argagixisada oo ku taalladalka Pakistan ayaa ciidamada milateriga ku wareejisay 16 ka mid ah taageerayaasha ra’iisal wasaarihii horee Pakistan Imran Khan Khamiistii, si loo saaro maxkamad milateri, iyada oo loo haysto doorkii ay ku lahaayeen mudaharaadadii rabshadaha watay ee ka dhacay dalkaas, ka dib markii la […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 358=Wixii aad kaligaa ku riyootay, Qof kale ma lagu eedeyn karaa?=.

Caawa Nasashadu waxa y ka shidan tahay Kismayo. 1. Nin Reer Kismayo ah ayaa la weeydiiyay. Ma taqaan Xasan Adan Samatar, Maxamed Saleeman Tubeec, Faadumo Qaasim iyo Seynab Cige?.waxa uu yiri: Adeerow Magacyaada waan maqlay ee ma Sinitoorada Cusubaa. ( Somalida marka Su’aal la weeydiiyo waxa ugu horeeyo ee Madaxooda ku soo dhaco waa siyaasad) […]