May 25, 2023
Ciidamda Dowladda oo mar labaad soo bandhigay Hub labaad oo lagu soo qabtay guri ku yaal deg. HODAN.
Ciidanka Amniga oo wali ku jira howlgal ay ka wadaan xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxay gacanta ku dhigeen nuucyo ka mid ah dharka ciidanka, Hub kale oo ay ku jiraan Qaraxyo iyo Rasaas badan. Hubkaan iyo agabka kale waxaa lagu qariyay Guri ku yaala Xaafadda Tarabuunka oo ciidamadu ay ka […]
Fadhiga 2-aad ee shirka Wadatashiga Qaranka oo warbixin lagaga dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliska Ciidanka XDS.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo lagaga arrinsanayey wajiga Labaad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Al-shabaab. Fadhiga maanta oo laga soo qeyb-geliyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka […]
Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku soo dhigay hub iyo dad lala xiriirinayo khawaarijta.
Howlgal qorsheysan oo ay ciidamada ammaanka ka fuliyeen gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku soo qabteen hub, Qaraxyo Gaadiid iyo dadkii waday. Ciidamada ammaanka ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah hubkii maanta ay ku qabteen howlgalka, kaasi oo sidoo kale lagu qabtay Gaari, Gurigii hubkaan lagu diyaariyay iyo laba ruux […]
Magacyada: Maraykanka oo Liiska Madow ku daray Xubno ka Tirsan Alshabaab iyo shaqsiyaad kale oo xiriir la leh
Warbixin uu Mareykanka soo saaray ayaa lagu sheegay shan sarkaal oo ka tirsan kooxda Al-shabaab kuwaas oo loo magacaabay inay yihiin Argagixiso caalami ah. Liiskan ayaa waxaa ka horreeyay liis kale oo ay waaxda lacagta ee dalka Maraykanka xafiiska u qaabilsan koontaroolka hantida shisheeye (OFAC) ku bartilmaameedsaday 26 qof iyo hay’ado, kuwaasoo la sheegay inay […]
Tirinta codadka doorashada Puntland oo bilaabatay.
Tirinta cododka codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland ayaa bilaabatay waxaana la filayaa Caawa in Goobaha Qeeybtood Natiijo hordhac ah la helo. Gudoomiyaha Gudiga Doorashada abdirsaaq Ahmad said ayaa shaaciyay in loo Gudbiyay Tirinta codadka isagoona hoosta ka xariiqay in Nabad Galyo ay ku soo dhamaatay cod dhiibashadii. Cod bixiye yaasha ayaa codeynta […]
Midowga Yurub oo dib u billaabay taageerada miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya.
Muqdisho: – Midowga Yurub ayaa ansixiyey lacag 20.5 milyan oo Euro ah oo lagu taageerayo miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo qeyb ka ah barnaamijka dowlad dhiska iyo taageerada deyn cafinta ururka ee Soomaaliya oo loo soo gaabiyo SRBC. Tani waxay kusoo beegmaysaa iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ay billaabeen qorshe hawleed wadajir […]
Horjooge Cismaan Maxamed Cabdi oo xaalad darran ku sugan.
Xaaladda caafimaad ee Horjoogihii dhowaan lagu dhaawacay degmada Jilib ayaa xog ay heshay Warbaahinta Qaranka waxa ay sheegaysaa in uu ku sugan yahay Xaalad xaafimaad darro oo aad u liidata. Horjooge Cismaan Maxamed Cabdi (Macalin Cismaan) oo labo habeen ka hor lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo laga […]
Doorashada Puntland waa mid lagu tilmaamay Taariikhi.
Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland waxaa ka dhacay doorashooyin degaan oo taariikhi ah. 30 degmo oo ka tirsan gobolka waqooyi bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ka socda codeynta xubnaha golaha deegaanka. Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa sheegay in 319,507 ay isdiiwaan galiyeen codeynta, lana filayo in ay ka qayb […]
Buundada Buulo-Burde oo horraan uu qarax saameeyay ayey hadda ka sara mareen biyaha wabiga shabeelle oo ku soo fatahay.
Boqollaal qoys ayaa lagu soo warramayaa inay ka barakaceen dhawr xaafadood oo ka tirsan magaalada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan, kaddib markii uu ku fatahay webiga Shabeelle ee mara magaaladaasi. Buundada webiga dulmarta oo dhamaadkii sanadkii hore ay qarax la beegsadeen kooxda Al-Shabaab, dhaawacna uu gaaray ayay hadda biyaha wabigu ka dul mareen, taasina waxay keentay […]
Doorashada qof iyo cod ee Golaha Deegaanka oo saakay ka socota Puntland.
Waxaa deegaanada Puntland si rasmi ah uga bilaabatay doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka ee Puntland. Waxay doorashada ka dhaceysaa soddon degmo oo ku yala yaal Mudug, Bari, iyo Sanaag iyo deegaano kale oo Puntland ah marka laga reebo gobolka Nugaal oo ay xarun u tahay Garoowe. Guddiga doorashada ayaa codeyntii halkaas ka dhici […]