1 min read

Doorashada qof iyo cod ee Golaha Deegaanka oo saakay ka socota Puntland.

Waxaa deegaanada Puntland si rasmi ah uga bilaabatay doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka ee Puntland.

Waxay doorashada ka dhaceysaa soddon degmo oo ku yala yaal Mudug, Bari, iyo Sanaag iyo deegaano kale oo Puntland ah marka laga reebo gobolka Nugaal oo ay xarun u tahay Garoowe.

Guddiga doorashada ayaa codeyntii halkaas ka dhici laheyd dib u dhigay khilaaf hubeysan iyo rabshado gobolka ka dhacay, iyadoo ciidamo hubeysan oo doorashada kasoo horjeeda ay meelaha qaar la wareegeen sanduuqda codbixinta.

Halkan ka akhri sida doorashadu u dhaceyso, meelaha ay ka dhaceyso iyo urrurada ku tartamaya.