29 Apr, 2024
1 min read

Man City oo u dabbaal-dagtay hanashada horyaalka Premier League.

MANCHESTER :- Kooxda Manchester City ayaa u dabbaal-dageysay guushii ay ka gaartay horyaalka Premier League, iyadoo 1-0 ku garaacday Chelsea kaddib gool uu dhaliyay Julian Alvarez ciyaartii ugu dambeysay ee garoonka Etihad Stadium. Kooxda raadineyso inay saddex koob hanato ee City, oo ku guuleysatay horyaalka markii kooxda kaalinta labaad ku jirta ee Arsenal ay garaacday […]

1 min read

Dowladda Ruushka oo ciidamadoodu la wareegeen magaalada Bakhmut.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u hambalyeeyay ciidamada Ruushka iyo dagaalyahanada calooshood u shaqeystayaasha ah ee qabsaday magaalada Bakhmut ee Ukraine . Kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner ayaa guul sheegatay Sabtidii. “Vladimir Putin wuxuu u hambalyeeyey cutubyada weerarka ee Wagner iyo sidoo kale dhammaan adeegayaasha cutubyada ciidamada qalabka sida ee Ruushka kuwaas oo […]

1 min read

Shirka maayarada Soomaaliya oo maalintii labaad ka socda Muqdisho .

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo goordhow Muqdisho ku daah furay kulanka 2-aad ee madasha maayarada Soomaaliya, ayaa sheegay in ka qeybgalka shirweynahaan ee maayarada ka socda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ay muujineyso sida Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka ah ay u ilaalineyso Fedaraaleynta dalka isaga oo intaa […]

1 min read

Agabkii Shabaabka looga qabtay Dekedda & Garoonka Muqdisho oo ka casrisan sidii la filayey & Noocyada ku jira (Daawo)

Waxaa maalintii la soo dhaafay Dekedda Muqdisho lagu qabtay konteenar uu ka buuxey agab ciidan oo dibedda laga soo shixnaday kaasoo la sheegay inay lasoo degayeen kooxda Al Shabaab. Waxaa hubkaasi haatan noocyadiisa faahfaahiyey TV-ga ku hadla afka DF ee SNTV waxaana yaab leh in agabkaasi uu ka mid yahay qaar casri ah sida ookiyaalaha […]