1 min read

Ra’iisulwasaaraha UK: Waa qasab inay Ukraine ku guleysato. 

Sunak ayaa sheegay in UK ay taageero dheeraad ah oo isugu jiro taangiyo iyo gantaalada riddada dheer ay siineyso Ukraine.

Wuxuu sheegay in Ukraine ay tahay inay ku guuleysato dagaalka – oo ay hesho nabad iyo cadaalad oo waarta