29 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Kulanka ayaa looga hadlay tageerada ay Midowga Yurub ku bixiso dib u dhiska Dalka iyo mashariicyada kale duwan ee ay ka fuliyaan deegaannada Jubbaland, kuwaa oo ay ugu horeeyaan Arimaha ammaanka iyo horumarinta deegaanka. […]

1 min read

Ra’iisal wasaare Xamsa: “Dhalinyaradu waa inay ka qeyb qaataan cirribtirka amni xumada”

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo siyaasadda qaran ee dhallinyarada. Shirkan oo ah kii 9-aad kana furmay magaalada Muqdisho ayaa soconaya muddo saddex maalin ah, waxaana ka soo qeyb galay boqollaal dhallinyaro oo isaga kala yimid gudaha iyo dibedda, iyadoo lagu […]

20 mins read

Edna Adan Ismail Wants to Fix the World – John Templeton Foundation.

Edna Adan Ismail has chased soldiers toting automatic rifles out of her operating room. She’s been imprisoned under a military dictatorship and fought off hungry hyenas while evacuating the wounded from a war zone. But ask Edna how she would describe herself and she won’t reach for the attention-grabbing stories. “I’m a nurse, I’m a […]

2 mins read

IMF Dowladda Soomaaliya waxay ka gudubtay hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee barnaamijka (ECF) ee deyn Cafinta.

Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ka soo saartay heerka qiimayntii ay ku sameysay hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya oo hada maraya merl gabo-gabo ah. Guddiga Sare ee Hay’adda IMF oo shir gaar ah kalahaa arrimaha maaliyadda Soomaaliya ayaa shaaciyay in Soomaaliya ay ka gudubtay Barnaamijka ECF ee ahaa Dib-u-eegista 5-aad […]

1 min read

Madaxweyne Deni “Ma jirto cid is hor-istaagi karta qabashada doorashooyinka qof iyo codka ah”

Iyada oo weli khilaaf uu ka taagan yahay arrimaha doorashooyinka ee qof iyo cod ee degaannada dowlad Goboleedka Puntland ayaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu sheegay in doorashooyinka waqtigii loogu talo galay ay ku dhici doonaan. Madaxweyne Saciid Deni oo booqasho ku maraya degaano katirsan Gobolka Bari ayaa waxaa uu sheegay in Puntland ay […]

1 min read

Ruushka oo amaray in la soo xiro Dacwad-Oogaha Guud ee Maxkamadda ICC.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Raashiya ayaa soo saartay Waaran ama Amar Soo-qabasho oo lagu soo xirayo Kariim Asad Ahmed Khan oo haatan ah Dacwad-Oogaha Guud ee Maxkamadda Caalamiga ee Dembiyada (The International Criminal Court (ICC) ee ku taalla magaalladda The Hauge ee dalka The Netherlands. Dacwad-Oogaha Guud ee ICC oo  ah Muwaadin British asalkiisu […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Dhaxal-sugaha Sacuudiga iyo Wasiiro.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Jedah kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan Bin C/casiis Aala-Sucuud iyo Wasiiro katirsan dalkaas. Kulanka labada dhinac ayaa waxaa ay uga wada hadleendib u eegista lagu sameeyay xirirka iskaashi ee labada dal, iyagoo ka wadahadlay xoojinta xiriirka dhinacyada kala duwan ee labadal […]

1 min read

Yaa yiri: Somaliya shaqo ma taal.

Haddii aadan leheyn Xildhibaan, Sareeye, Suldaan, Sowja madaxeed oo sukeeysa kuu ah, Sixiroole Madaxda seexiyo, iyo… Waxaa kuu banaan Xirfadahaan Afarta ah: 1. Cirka Calaamdeey.(F.S:1aad) 2. Badda Nadiifi. ( F. S:2aad) 3. Isbatriibada Kaligaa Iskoobe ku xaaq.( F. S: 3aad) 4. Hinjigaan Horuu riix.(F.S:4aad) Xilalka sarsare waa (Free Size) Qof kastaa qaban karo, uma Baahno […]

1 min read

Turkiga:Doorashada wareega labaad oo bilaabaneysa.

Cod bixinta wareega labaad ee doorashada madaxweynaha ayaa maalinta sabtida ah ka bilaabmi doonta xarumaha wakiilada iyo kastamka dalka dibadiisa. Codbixintu waxay socon doontaa ilaa 24ka May. Sida uu sheegay guddiga sare ee doorashada (YSK), sanaadiiqda cod bixinta waxaa la dhigi doonaa ilaa 167 goobood oo ka mid ah 151 wakiillada Turkiga ee 73 waddan. […]

1 min read

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo kulamo kula leh waxgaradka iyo siyaasiyiinta magaalada Laascanood.

Wararka ka imaanaya Laascanood ayaa sheegay in wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta dowl Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif uu tagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool. Wararka ayaa intaa ku daraya in uu kulamo la yeeshay gudiga 33 ee SSC. Waa wasiirkii ugu horeeyay ee ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ee tago magalada Laascaanood. Lama oga in […]