28 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynaha dalka oo sagootiyay ciidamo ka qeybgalaya wajiga labaad ee dagaalka  Al-Shabaab.+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya  dagaalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ciidamada u jeediyay khudbad isugu jirtay dardaaran, dhiirri-galin iyo guubaabo ayaa u sheegay rajada dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Agaasinka Guud ee Madaxtooyada Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Agaasinka Guud ee Madaxtooyada Qaranka, kuwaasi oo Madaxweynaha u soo  bandhigey waxqabadka halkii sano ee la soo dhaafay oo ka soo bilaabaneysa xiligii u Madaxweynaha xafiiska la wareegay May 2022. Warbixinta ayaa ku aadaneyd, guud ahaan Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kan xafiiska […]

1 min read

QM oo ka digtay halista fataahadaha ka dhashay roobabka gu’ga ee ka da’aya Soomaaliya.

Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xidhka gargaarka bini’aadanimo ayaa sheegtay in roobabkii gu’ga ee ka curtay Soomaaliya inay khasaare gaadhsiiyeen deegaano kala duwan, sida Beledweyne oo ka tiran maamul goboleedka Hirshabelle iyo Baardheere oo ka tirsan Jubaland. Fatahaadahan ayaa sababay inay xidhmaan dugsiyadii iyo goobihii caafimaadka, isla markaana ay meesha […]

1 min read

Tirinta codadka doorashada Turkiga oo socota iyo sida musharaxiintu u kala horeeyaan.

ANKARA, Turkey – Waxaa socota tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii ka dhacday dalka Turkiga, iyada oo ay haatan soo baxayso natiijooyinkii ugu horreeyey ee hordhaca ahaa, ka dib markii la tiriyey qaybo ka mida sanaadiiqda codbixinta. Sida ay baahinayaan wakaaladaha wararka iyo weliba hay’adaha warbaahinta ee dalka Turkigu, waxaa illaa haatan la tiriyey illaa 49% […]

1 min read

Shacabka Turkiga oo maanta u dareeray doorashada guud.

Madaxweynaha Xisbiga AKP ahna Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga Shacabka Recep Tayyip Erdoğan ayaa ka qeyb galay codbixinta magaalada Istanbul, halka Kemal Kılıçdaroğlu oo ah Guddoomiyaha Xisbiga CHP ahna Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga Qaranka uu ka codeeyay magaalada Ankara. Erdogan iyo xaaskiisa Emine Erdoğan ayaa ka codeeyay dugsiga sare ee Saffet Çebi ee Üsküdar. Erdoğan ayaa […]

1 min read

Hugunka rasaasta oo laga maqlayo Caasimad Suudaan ka hor wadahalada maanta la filayo ee Jeddah.

Dagaal culus oo u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa weli ka socda caasimadda Suudaan ee Khartoum iyo magaalooyin kale ka hor wadahadallada xabbad joojinta ee maanta la filayo. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada Suudaan ay duqeeyeen goobo ay dad rayid ah degan yihiin, halka ciidamada (RSF) ay qabsadeen hanti shacab. Dhinacyada dagaallamaya […]

1 min read

Ciyaaryahan Soomaaliyeed oo ka mid noqday 11-kii laacib ee ugu fiicnayd heerka guruubyada AFCON U17.

Algiers :– Waxaa wareegyadii dambe soo gaarey Tartanka Junyarka Qaramada Afrika ee 17-jirrada ah oo sanadkan lagu qabtay dalka Algeria. Dalkeenna Somalia ayaa markii ugu horreeysey taariikhda wuxuu xaadiray koob uu qabanayo xiriirka CAF markii uu tartankan ka qaybqaatay waloow uu guruubyada kusoo haray. Yeelkeede, taasi meesha kama saarin in Somalia ay saamayn ku yeelato tartanka […]