1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Agaasinka Guud ee Madaxtooyada Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Agaasinka Guud ee Madaxtooyada Qaranka, kuwaasi oo Madaxweynaha u soo  bandhigey waxqabadka halkii sano ee la soo dhaafay oo ka soo bilaabaneysa xiligii u Madaxweynaha xafiiska la wareegay May 2022.

Warbixinta ayaa ku aadaneyd, guud ahaan Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kan xafiiska Madaxweynaha, qorshaha istaraatiijiyadda 2023-2026 iyo qorshaha horumarinta Madaxtooyada JFS.